Dumar waxaa jiro dhaqsi uur ku qaado, qaar waxay uur ku qaadaan toddobada, qaar hal bil gudaheeda.
Qaarna way soo daahaan, qaar waxay qaadaan sanad kaddib. qaar labo sano kaddib. qaar ilaa shan sano ayay gaaraan.

Waliba waxay usii baahanayaan daawooyin in la siiyo oo ka caawinaya uurka.
Kuwaas ilmahooda aad ayay isugu xigxigaan.
Kuwo waxaa jiro ilmahooda ay kala dheer yihiin afar sano iyo wixii ka badan ayaa u dhexeyn karta. waxaa la dhahaa kuwaas dhalmagari.
Dumarka dhaqsiga uurka ku qaado caafimaadkooda naagnimada waa heer sare.
Waxay caadada u timaadaa waqti go-an.
Caadadooda way toosan tahay. Mana soo hormarto mana soo daahdo.
Waxay isku arkaan dhacaan badan xiliga caadada imaan rabto iyo marka ay dhamaato.
Dhacaankaas cuncun ayaa la socda iyo diir kulul.
Taas waxay astaan u tahay inay uur diyaar u tahay.
Inta badan dhiigga caadada kuma xanuunsadaan.
Dumarka qaar waxaad arkaysaa dhiigga caadada xanuun badan inuu u keeno. Gaar ahaan dhabarka iyo moxogga. qaar madaha ayaa ka xanuuno.
Naagaha dhaqsiga uurka ku qaado dareenkooda xagga kacsiga waa fiican yahay.
Ma aha naago aan dareen lahayn. Jirkooda waa qandac.
Waxaad u malaynaysaa inay qandho hayso.
Dumarka dhaqsiga ama degdegga uurka ku qaado waxay dareemaan raaxo badan. qoyaan badan ayaa ka yimaado.
Gabadha noocaas ah xubinteeda waa qandac mar walbo.
Taas waxay astaan u tahay caafimaadkeeda inuu fiican yahay.
Sahardi ma aha inay caato tahay ama inay buuran tahay. Arrimahaas dhalmada shaqo kuma laha.
Waxaa muhiimsan dareenka iyo qoyaanka ka imaanayo. Iyo caafimaadka ilmaggaleenka.
Qoyaanka ka imaanayo waa inuu yahay mid khafiif ah oo is jiidjiidaya. Ee lama rabo qoyaanka cad oo uraya.
Kaas wuxuu astaan u yahay inay xanuunsan tahay.
Oo waliba ay ku adag tahay inay uur qaaddo.
Marka xanuunka dhalma la-aanta wuxuu ka imaan karaa jirkeeda cillooyinka uu leeyahay dartii.
Sidoo kale hormuunada naagta kaalin weyn ayay ka cayaarayaan.
Naagaha naagnimadooda ay yar tahay ilmo ma dhali karaan. tusaale ahaan naagaha codka ninka leh, ama naagaha murqaha ragga oo kale leh.
Waxay u eg yihiin kuwaas ninka. Naagnimadooda ma muuqato.
Marka taasna waa muhiim.
Kaniin dumarka waaweyn fursadaha uurka u kordhinaya
Some women get pregnant quickly, some get pregnant in seven days, some in one month.
Some get pregnant later, some get pregnant after a year. Some after two years. Some reach five years.
They still need to be given medications to help them get pregnant.
These have very close children.
There are those who can have their children four years or more apart. These are called infertile.
Women who get pregnant quickly have excellent female health.
They get their period at a certain time.
Their period is regular. It is neither early nor late.
They experience a lot of discharge when their period is about to come and when it ends.
This discharge is accompanied by itching and hot flashes.
This is a sign that they are ready for pregnancy.
Most of the time, they do not have menstrual bleeding.
Some women find that menstrual bleeding is painful. Especially the back and the pelvis. Some women have pain in the vagina.
Women who get pregnant quickly have good sexual feelings.
They are not insensitive women. Their bodies are warm.
You think they have a fever.
Women who get pregnant quickly or quickly feel very comfortable. There is a lot of moisture.
Such a girl’s genitals are always warm.
This is a sign that her health is good.
It is not important that she is thin or fat. These things have nothing to do with childbirth.
What is important is the feeling and moisture coming from. And the health of the uterus.
The moisture coming from it should be light and sticky. White and smelly moisture is not desired.
That is a sign that she is sick.
And it is also difficult for her to get pregnant.
So the pain of infertility can come from her body due to its defects.
The female hormones also play a big role.
Women with less femininity cannot have children. For example, women with a man’s voice, or women with male-like muscles.
They look like men. Their femininity is not visible.
So that is also important.
