Dibigii u ekaa madaweynaha Maraykanka Donald Trump oo ka badbaaday udxiyada

dibigii tump (5)

Dibigii u ekaa madaweynaha Maraykanka Donald Trump Waxaa jiro dibi dalka Bangaaladesh laga leeyahay. Qofka iska lahaa wuxuu u bixiyay Donald Trump siduu ugu eg yahay madaxweynaha maraykanka dartii. Marka uu ku faafay baraha bulshada shacabka dalkaas waxay bilaabeen inay daawasho ugu yimaadaan sawir ayayna la galayeen. Marka la gaaray ciidda oo la rabay in […]

Trump oo Corona u muujiyay tabartiisa

blank

Madaxweynaha dalka maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan tabar u haynin maraykanka cudurka corona. wuxuu emerjansi kusoo rogay dalka maraykanka oo dhan. cabsi laga qabo cudurka corona virus awgeed. wuxuu kusoo qoray barta twitter hadalkan oo ay u tarhuntay Aljazeera af carabi: Waxaa sharaf weyn ii ah inaan ku dhawaaqo maalin axadda oo ah 5 […]

Diyaaradda Trump oo si lama filaan loo sawiray

diyaaradda madaxweynaha maraykanka oo maraysa Ingiriiska

Donald Trump oo si qarsoodi ah ku booqday ciidamada maraykanka oo jooga dalka ciraaq. booqashada madaxweynaha maraykanka oo ahayd mid sir. laakin waxaa si lama filaan ah u sawiray diyaaradda Trump oo dul maraysa dalka Ingiriiska nin ka mid dadka helo sawirqaadista, ninkaas oo lagu magacaabo Alan Meloy oo u dhashay dalka ingiriiska, nikaas wuxuu […]

Trump wejigiisa oo buraash laga sameeyay waana Company from New Zealand

Trump wejigiisa oo buraash laga sameeyay waana Company from New Zealand

Trump wejigiisa oo buraash laga sameeyay waana Company from New Zealand   A company from New Zealand made a brush in the shape of a Trump face Shirkad newziland oo ka sameeya madaxweynaha maraykan Doland trump qaabkiisa qalab musqulaha lagu nadiifiyo, taas waxaa ka horreysay samaynta boombalaha ingiriiska laga sameeyay oo ahaa Trump oo cunug […]