Dibigii u ekaa madaweynaha Maraykanka Donald Trump

Waxaa jiro dibi dalka Bangaaladesh laga leeyahay. Qofka iska lahaa wuxuu u bixiyay Donald Trump siduu ugu eg yahay madaxweynaha maraykanka dartii.
Marka uu ku faafay baraha bulshada shacabka dalkaas waxay bilaabeen inay daawasho ugu yimaadaan sawir ayayna la galayeen.
Marka la gaaray ciidda oo la rabay in la gowraco.dibigii tump (5)
Wasaaradda arrimaha gudaha dalka bangaaladesh ayaa ka dalbatay Inaan dibiga la gowricin maadaama uu noqday dibi caan ah.
Wasaaradda ayaana la wareegtay dibiga si loogu daro carwada xayawaanada lagu hayo.
Waxaa la sheegayaa in dad badan ay soo booqdaan oo ay sawir la galaan.
Wuxuuba noqday mid dadka oo dhan ay raadinayaan oo ay rabaan inay arkaan.
Sida kaaga muuqato dibiga aad buu ugu eg yahay madaxweynaha maraykanka Donald Trump.
Magaca ayaa si fiican ugu dhegay waxaa la sheegayaa in dadka aad ay u xiiseeyaan.
Donald Trump oo noqday ninka ugu yaabka badan.
Wuxuu ilaa iyo hadda ku jiraa dhiiqada dagaalka iiraan.
Wali wuxuu la’-yahay si uu uga baxo dagaalkaas uu kiciyay.
Maalin kaste wuu gooddinayaa.
Wuxuuna aad u liidayaa waddamada carabta.
Wuxuu noqday qof duqnimada ay maskaxda ka qaadday.
Hadal intuu soo jeediyo habeenkii subaxdii intaan la gaarinna wuu ka noqonayaa.
Wuxuu ku nool yahay mala awaal.
Mararka qaar soomaalida ayuu ku kacaa wuxuu iska caaynayaa ilhaan cumar.
Wuxuu ku caayaa hadallo aan kasoo fulin qof madaxweyne ah.
Wuxuu usiii gudbaa dalka iyo dadka soomaalida.
Wargeysyada maraykanka waxay ku tilmaameen madaxwynaha ugu beenta badan inuu yahay.
Wuxuuna u eg yahay inuu kala tuuri doono midowga maraykanka.
Marka runtii Donald Trump wuxuu shabbahaa dibigan.
Dhinac kaste ayuu ka shabbahaa.

Sawirada halkan ka daawo:

 

There is a bull in Bangladesh. The owner named it Donald Trump because of its resemblance to the US president.
When it went viral on social media, people in the country started coming to see it and take pictures with it.
When the festival was about to be slaughtered,
The Ministry of Home Affairs of Bangladesh requested that the bull not be slaughtered because it had become a famous bull.
The ministry took possession of the bull to be included in the animal fair.
It is said that many people visit it and take pictures with it.
It has become something that everyone is looking for and wants to see.
As you can see, the bull looks a lot like US President Donald Trump.
The name stuck well and it is said that people are very interested in it.
Donald Trump has become the most amazing man.
He is still in the middle of the Iran war.
He still has no way to get out of the war he started.
He is besieging every day.
He is very bad in Arab countries.
He has become a person whose mind has been taken away by old age.
He makes a statement at night and retracts it before the morning arrives.
He lives in a fantasy.
Sometimes he goes against Somalis and insults Ilhan Omar.
He insults them with statements that are not fulfilled by a president.
He continues to criticize the country and the Somali people.
American newspapers have described him as the most lying president.
And he looks like he will tear the United States apart.
So Donald Trump really resembles this bull.
He resembles him in every way.

Leave a Reply