Gaalka markuu soo islaamo qubeys miyaa ku waajibaya Su’aasha: Walaal qofka diinta islaamka soo galaya ee tawxiidka loo qabanayo ma shardibaa inuu soo maydho/qubaysto Jawaabta: Qofka gaalka markuu soo islaamo sida xoogga badan oo culimada badankooda ay qabaan waxaa ku waajibaya qubeys, taas macanaheeda ma aha hadduusan qubeysanin inuusan islaami karin, waxaana loo daliilsaday axaadiis […]
