Riyada bulaca iyo yaanyuurta

Riyada bulaca iyo yaanyuurta

Riyada bulaca iyo yaanyuurta Riyada: Waxan ku riyodey anigo meshan cundada ku karsanayo akdis yanyur baqdise ika cuneyso baradho cerin an wali fiqin kadib asked kaso bixinayo wlai mindi uka so bixiye meysan laqin balse afkey kishanayse marka so bixiye wey is baqdisise wax dhintay cml asa albabka ka bixiye albabki an xirde wada hos […]

Riyada qalajista oo sariirta soo galayso

Riyada qalajista oo sariirta soo galayso

Riyada qalajista oo sariirta soo galayso Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo jiifa sariirtayda waxaa soogashay go ii aan huwanaa soo hoos gashay qalajis bahasha ku socota gidaarada guriga oo qanjidhada waawayn markaa nin ayaa igu yiri aan aan dilo markaas ayaan iri hadilin way nala dagantahay Sheekh isoo fasir. Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa […]

Waxaan Ku riyooday bulacyo dhintay oo la leeyahay nabiga (SCW) ayaa dilay

Waxaan Ku riyooday bulacyo dhintay oo la leeyahay nabiga (SCW) ayaa dilay

Su’aasha: Asc walal waxaan Ku riyooday meel doog ah iyo geedo cagaran leh ee beer ama park oo kale ah dad ba jogay waxan arkay nin waraabinaayo beertaas waxaan arkay bulayo dhintay ee la ga jaray dhexda qeebta kore un baan arkaa iyo ayagoo dhintay waxaan weydiyaay ninka waraabinayay beerta yaa dilay bulacyadan waxuu igu […]

Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira

Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira

Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira Su’aasha: Asc wllo waxn riyodey qoroto ama muluc ku jira furashka ama jodariga an ku jiifsado iyado hoosta kaga jirto mid weyn iyo dhowr yaryarby ahayen wan ku joogsadey waxba ima yeelin laakin wey badnayen dhowr midh. Jawaabta: Dad cadow ayaa jira oo kuu dhow oo kaa taagan […]

Riyada qorato anoo dilay kadib kuwo kale ii ymid

Riyada qorato anoo dilay kadib kuwo kale ii ymid

Su’aasha: Wallo riyadaan ii fasir qorato ama goodaado hadba sidaa utaqaan ayaa igu soo carartay bacdeen waan dilay markaan sidaa udilay ay dhimatay ayay gaacantii ixanuuuntay sidii wax isku soo kogay oo kale gurigiina waxayimi goodaadooyin badan oo u oynaaya tii dhimatay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow ah inaad ka adkaan doontid markaas kuwo […]

WAXAAN KU RIYOODAY QORATO DAB KU DHACDAY

WAXAAN KU RIYOODAY QORATO DAB KU DHACDAY

WAXAAN KU RIYOODAY QORATO DAB KU DHACDAY Riyada: ASC WALAL WAXAAD IIFASIRTAAN WAXAAN KU RIYOODAY QORATO AMA WASAKAD KOLBA SAAD U TAQAANAAN OO GURIGA KU JIRTA WAXAY AHAYD MID WAYN KADIB HABEEN KII DANBE AYAAN KU RIYOODAY WASAKHADII OO DABKA JIKADA KU DHACDAY OO GUBANAYSA INTAY AFARTA ADIN KAKALA RIDAY DABKA CALOOSHA SAARTAY DEEDNA AAD […]

Riyada daadashada tinta iyo maska iyo mulaca

Riyada daadashada tinta iyo maska iyo mulaca

Riyada daadashada tinta iyo maska iyo mulaca Riyada: wll waxan ku riyodey timaha oo qeybta dhagta ila isha xigta oo timihi igasi daaten ano arkaya timu igaso daadanayen wan ooyayey hooyo i ag jogtey ku laha hooyo timaheygi maxa helay aadban u oyayey Riyada labad Waxn kle ku riyodey ano heysta inan yar oo aad […]