Riyada ninka doobka oo naag uur leh arkayo

Riyada ninka doobka oo naag uur leh arkayo Riyada: riyada ninkii arko asoo naagtiisa uur leh isaga doob ah wali aan guursanin itnuu urka ka salaaxo ayuu sjuminayaa caloosha oo sagaal bilood oo kale ah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mustaq bal fiican oo lagu farxayo Maxaa yeelay uurka waa wax fiican, caruur ayuu tilmaamaa Ninkaas […]
Riyada anoo uur diidayo oo ooynayo

Riyada anoo uur diidayo oo ooynayo Su’aasha: Asc daruur waxan ku riyooday anoo la i leeyahay uur baad leedahay weliba kan lagu baaro aan ka arkayo 2dii calamadood ee uurka lagu yaqinay kadib aan aad u ooynayo oo dhaho uur ma rabo mardhaw bey ilmo iga soo halabeen. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto […]
Waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay

Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay oo lasiiyay markii lasiiyyay waxan laha waa loo dadab galiyay markiiba uur bay yeelatay iyadoo xaamila ah oon leeyay inmoyar weeye ilahayow u fududee foosha ninkiina uu sucuudigii kulaabatay waxan ku dhahay bishii maxuu kuusooo diraa […]
Waxaanku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howl ka qabsanaya

Waxaan ku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howl ka qabsanaya Su’aasha: Asc bahda daruuro ilahay ha idin xiftiyo aakhiro aduunba Wll waxaan ahay hooyo xaamila ah uurkii ugu horayay Waxaan ku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howlka qabsanaya oo wiil ilaa 3 sano ama 4 sano ah uu howsha ila qabanayo oon uguyeerayo c/raxmaan […]
Riyada xaaskayga uur leh oo foolanayso iyadoo hooyadeeda la joogta

Su’aasha: Asc Daruur.com, xaaskayga ayaa ku riyootay laba riyo oo hal habeen ama laba habeen ay udhexeeyeen,, Midda 1aaad : waxay kuriyootay iyadoo uurleh oo aan isku raacayno dhakhtarka si aan usoo saaro koombuyuutarka(ultrasound) ka. Midda 2aaad : waxay kuriyootay iyadoo foolanaysa lugaha iyo gacmuhuma ay u xinnaysanyihiin, hooyadeed ayaa lajoogtay oo kuleh ” gacmaha […]
Riyada 2 gabdhood uur leh

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday 2 gobdhood oo mar hore iigu danbaysay iyagoo xaamila ah maxay noqon kartaaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay arrimo kuusoo dhow yihiin oo kaa farxinaya waana wax fiican oo qiima leh, riyada waa riyo fiican. Guud ahaan uurka waa wax la sugayo oo waqti u baahan marka riyada […]
Riyada naagta xaamilada uurka leh maxay tahay

Riyada naagta xaamilada uurka leh maxay tahay Su’aasha: SCW bahda daruur wan idin salamay waxan rabaa inaad ii fasirtaan nin dhalinyar ah oo doob ah haduu arko naag uur leh oo qurux badan waliba uurkeeda aad u weyn oo agtiisa imaanaysa oo rabta inay la sheekaysato isagana uu ku faraxsan yahay riyadas maxaa lagu fasiri […]
