Waxaan Ku riyooday bulacyo dhintay oo la leeyahay nabiga (SCW) ayaa dilay

Su’aasha: Asc walal waxaan Ku riyooday meel doog ah iyo geedo cagaran leh ee beer ama park oo kale ah dad ba jogay waxan arkay nin waraabinaayo beertaas waxaan arkay bulayo dhintay ee la ga jaray dhexda qeebta kore un baan arkaa iyo ayagoo dhintay waxaan weydiyaay ninka waraabinayay beerta yaa dilay bulacyadan waxuu igu […]
Riyada daanyeer leygu dirayo kadib aan duulayo

Riyada daanyeer leygu dirayo kadib aan duulayo Riyada: Asc riyo ifasira ano dad kadhu manaya melcidla oo duura kadib waxaiga horyimid wil yar oo dugsi USOCda oo wata danyer madow waigudiray danyerki ana waxankudhahay igalexo oo udhartay danyerki wana igalexday meshu wamel barwaqa oo kabaxayan miro kala nuca kadib wanduulay geedo dheedheer oo aaducagaran tatabanayay […]
Qofkii ku riyoodo asoo meel god ka qodaayo

Su’aasha: scw waxaa raba ina i fasirtan qofkii ku riyoodo asoo god ku qodaayo yaambo dhulkana wa meel cagaaran oo qaleel ah. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad lacag ka raadin doonto meel fog ama adag oo shaqo aad heli doonto, waxaa kaloo riyada ay tilmaamaysaa in aad heli doonto arsaaq balaaran oo lacagna aad keedin […]
Riyada roobka imaanayo biya la’aan kadib

Su’aasha: Asc waan idin salaamay bahda daruur. Waxa aan ku riyooday dhul abaar ah oo biyo la’aan darani ka jirto Oo uu roob aad u wayni isasooqabtay daqiiqado yar gudaheedna Biyuhu dhulka cadeeyeen Mahadsanidin. Jawaabta: Inshaa Allaah riyada khayr iyo barwaaqo ayay tilmaamaysaa iyo in Ilaahay naxariistiisa la heli doono, waa riyo aad u fiican […]
Riyada gabar miro ka guranaysa meel doog ah

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan xalay ku riyooday anoo meel doog badan jooga oo caagĂ ran oo baadiya ah axina la jooga waxaaan guranayaay miro cagaara oo macaan ui curdana aadna u macaan faraqaa xitaa waan ku gurtay meeshu meel qurxan bay ahayd oo caagaatn barwaaqo aha. Jawaabta: Waxaad heli doontaa wax aad sugaysay natiijadiisa waana […]
Riyada ninka iyo naagtiisa isla socda

Su’aasha: Asc , naag iyo ninkeeda ayaa socday , naagta waxay sidaa baaf , beeshan iyo saxan yarka diishka , ninka waa ka haray abaar kadib, naagta waxay meel geedo agaaran badan leh oo cariiri ah, qaaday , waxay heshay bajaaj way hishiin waayeen maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa noloshooda inay isbadali doonto […]
Riyada maroodiga meel doog ah jooga

Su’aasha: scw riyada maroodiga oo duurka joogo meel aad doog u ah oo buuro leh maxay noqon kartaa wuxuu taagan yahay meel fog oo geedo badan leh meeshana waa meel aad u qurux badan qofkana farxad ayuu dareemayaa. Jawaabta: Riyada maroodiga waa riyo guud ahaan barwaaqo tusinaysa, qofkii ku riyoodo maroodi wuxuu helayaa nolol dheeraad […]
