Riyo nabi Muxammad (SCW) oo nin mushrik dhulka ku dhufanaya

Riyo nabi Muxammad (SCW) oo nin mushrik dhulka ku dhufanaya Riyada: Walaal xalay ayaan riyooday, riyadiina waa tan: ” nabi muxamed scw ayay laba nin oo mushrikiinta kamid ahi ay arrin ku dirqinayeen waliba waxay ahayd sidaan filayo inay kulahaayeen cidkale nagula duul nabiguna waa ka diidayay waliba si deggan oo dabacsan ayuu ula hadlayay […]
Riyada qof waardiye ka ah Madiinada Rasuulka (SCW)

Riyada qof waardiye ka ah Madiinada Rasuulka (SCW) Riyada: Walaal riyo ayaan kuriyooday, riyadaa si marka loo fiiriyo waa riyo cajiib ah oo macno samaynaysa sikale marka loo fiiriyana waxaad moodaa inay tahay riyo waaqica khilaafsan, marka hadii ay fasir leedahay waa sax hadii kalena waad iska dhaafi kartaa akhii. RIYADA : waa aniga iyo […]
Riyo ku saabsan Nebi Moxamad عليه الصلاة والسلام

Riyo ku saabsan Nebi Moxamad عليه الصلاة والسلام Riyada: Wiil aan aabo u ahay oo quraanka kariimka Xifdisan oo culuumta quraanka barta Ayaa ku riyooday Nin aad u qurux baadan oo khamiis cad xidhan Oo kabcada kula kulmay wuxu weydiiyey magacaa wuxu ku dhahay cali baa lay dhahaa Ee adigu kumaad ahayd wuxu ugu jawaabey […]
Qofkii ku riyoodo asoo loo keenayo khamiiska nabiga (SCW)

Qofkii ku riyoodo asoo loo keenayo khamiiska nabiga (SCW) Riyada: Asc bahda daruuro gabar walashay waxay ku riyootay iyadoo loo keenay khamiis cad oo lagu dhahay hoo waa khamiiskii Nabi muxamade scw. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ikhlaas iyo daacadnimo iyo wanaag, qamiiska cad waa khayr iyo nadiifnimo, hadduu yahay khamiiskaas khamiiskii nabiga (SCW) waa wanaag […]
Waxaan Ku riyooday bulacyo dhintay oo la leeyahay nabiga (SCW) ayaa dilay

Su’aasha: Asc walal waxaan Ku riyooday meel doog ah iyo geedo cagaran leh ee beer ama park oo kale ah dad ba jogay waxan arkay nin waraabinaayo beertaas waxaan arkay bulayo dhintay ee la ga jaray dhexda qeebta kore un baan arkaa iyo ayagoo dhintay waxaan weydiyaay ninka waraabinayay beerta yaa dilay bulacyadan waxuu igu […]
Wiil ku riyooday asoo nabi Muxammad (SCW) dhar u dhaqaya

Wiil ku riyooday asoo nabi Muxammad (SCW) dhar u dhaqaya Su’aasha: Asc walaal waxaan ku riyooday aniga oo ii yimid nabi muhhamed scw oo la i dhahay waa nabi muhhamed wuxuu ahaa nin qurux badan oo xoog wayn Markaas wixii ka dambeeyey aniga waxaan dhar u dhaqaayay nabiga hooyo fiiri ayaan dhahay nabiga ayaa dhar […]
Waxan ku riyoodaa nabiga (scw) ama aniga oo aqrinaya saliga nabiga

Su’aasha: Asc. Walal doqeyga wali lama kulmin qofne wali majeclanin lkn waxn ku guursada ka heli tan iyo calafka gurar badan aya iga halaba lkn saliga nabiga ayan aqriya marka aan aad uga fakaro doqeyga waxan ku riyoodaa nabiga ama aniga oo aqrinaya saliga nabiga wayna igu soo noq noqta. Jawaabta: Riyada waa khayr qofkii […]
