Ereyga form kaalinta uu afka English ka qaato

Ereyga form afka ingiriiska waxaa laga soo dhanbalaa ereyo kale oo macaani kala duwan yeelanaya, marka qofka uu af baranayo waxaa fiican inuu u barto qaabka ereyada ay isugu dhow yihiin ama ay isugu xiran yihiin.

Ereyga form kaalinta uu afka English ka qaato
Ereyga form kaalinta uu afka English ka qaato

Markaas qofka ma illaawayo ereyada uu xifdinayo maxaayeelay wuxuu kusoo xusuustaa qaab isku xiran oo aan kala fogeyn xagga macaanida.

Halkan waxaad ka arkaysaa jadwal yar oo ka kooban ereyada aan soo sheegnay oo u tarjuman af carabi iyo af soomaali.

formشكلqaab
formerسابقhorreeyay
formerlyسابقًاhore
formalرسميrasmi
informalغير رسميrasmi aan ahayn
informيخبرsheegaya
performيؤديgudanaya
uniformزي موحدyunifoom
platformمنصةmadal
reformإصلاحhagaajin

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa

Leave a Reply