Qof janaabo qabo shaambo iyo saabuun maku qubeysan karaa

Qof janaabo qabo shaambo iyo saabuun maku qubeysan karaa Su’aasha: wll aniga oo janaabo qabo, ma ku mayran qabaysan karaa saabbuun ama shaambo? walaal qaali su’aasha kale Anigoon xaas guursan ma ogaan karaa in aan u biya baxo si degdeg ah iyo in kale? aad baad u mahadsantihiin sida quruxda badan aad inoogu adeegaysaan annaga […]
Qofka isagoo nigis xiran ma weyseysan karaa?

Qofka isagoo nigis xiran ma weyseysan karaa? Su’aasha: Asc wll wanku salaamay waxaan ku weydiina qofka isagoo sarwaal daba gaab wata ma weyseysan karaa aniga badanaa sidaa ayaan sameyn jiray lkn daraad dhaweyd baan mid aan sxbo nahay ku muranay marka bal wax iiga sheeg shuruudaha weysada ku ansax noqoto. Jawaabta: Haa waad wayseysan kartaa […]
Anoo umul ah ayaa janaabo igu dhacday qubeys maa igu waajibayo

Anoo umul ah ayaa janaabo igu dhacday qubeys maa igu waajibayo Su’aasha: Asc bahda daruuro wll su aal aan inbadan la xishooday in aan idin waydiiyo hadana aan ubahanahay fasirkeeda ayan wataa Hadii gabar iyadoo dhiigii umusha ka qabaysan ay kuriyooto iyadoo odaygeeda labashaalaysa misna biyo kayimadaan maxay samayni qubays miyaa kuwaajiba walna dhiigii umusha […]
Gaalka markuu soo islaamo qubeys miyaa ku waajibaya

Gaalka markuu soo islaamo qubeys miyaa ku waajibaya Su’aasha: Walaal qofka diinta islaamka soo galaya ee tawxiidka loo qabanayo ma shardibaa inuu soo maydho/qubaysto Jawaabta: Qofka gaalka markuu soo islaamo sida xoogga badan oo culimada badankooda ay qabaan waxaa ku waajibaya qubeys, taas macanaheeda ma aha hadduusan qubeysanin inuusan islaami karin, waxaana loo daliilsaday axaadiis […]
Anoo janaabo qaba suuqa ma gali karaa ama dibada ma u bixi karaa

Su’aasha: Waxaan idin waydiinaa anoo janaabo qaba suuqa ma gali karaa ama dibada ma ubixi karaa anoon maydhan sida in an shaqo tago ama hawlo daruuri ah u baxo anoo rajaynaya in aan maydho duhurka oo kale jasakuallh. Jawaabta: Wax dhib ma laha inaad guriga ka baxdo oo aad dantaada soo qabsato adoo janaabo qaba, […]
Anoo ka shakisan inaan janaabo qabo ayaan tukaday salaadaas ansax miyaa?

Su’aasha: Asc waanku salaamay sxb hurdada ayaan ku biyo baxay markaan soo kacay salaaddii subax waxaan is dhahay tuko hadana shaki ayaa igu jiray inaan janaabo qabo sidii ayaan ku tuktay markaas ka dib ayaa shakigii igu batay markaasa buumadii iigu jirtay ku arkay qoyaan shahwada ah marka salaadaas aan tukaday ansax ma tahay mise […]
Hadii Xubinka taranka aad taabato adoo janaaba ka qubeysanayo weysadaa ansax miyaa

Su’aasha: Asc Marka aan ka qubeysanayo janaabada oo aan waysa qaato kadibna aan qubeysto oo markaa Xubinka taranka Gacanta iiga dhacdo waysadaa iyo janaabada aan is raaciyey ma ansax meysaa SI GAAR AHAAN waysada aan janaabada kahor mariyey ma ansax meysaa ? Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa culimada fiqiga inay isku khilaafeen qofka hadduu taabto […]
