Riyada haweeney dhashay cunug ilko leh

Riyada haweeney dhashay cunug ilko leh Riyada: Walaal xalay waxaan ku riyooday anigoo jooga meel ay gabadhi ku foolanaysay gabdhabaa markii laga dhalinayay goob joog ayaan u ahaa kadib waxay dhashay wiil yar oo qurux badan lkn ilko ku dhashay ilkihiisuna dhamaystiranyihiin oo ay simanyihiin dadkii oo dhan ayaan wada yaabannaa oo aan aniguna ku […]
Riyada xaaskayga uur leh oo foolanayso iyadoo hooyadeeda la joogta

Su’aasha: Asc Daruur.com, xaaskayga ayaa ku riyootay laba riyo oo hal habeen ama laba habeen ay udhexeeyeen,, Midda 1aaad : waxay kuriyootay iyadoo uurleh oo aan isku raacayno dhakhtarka si aan usoo saaro koombuyuutarka(ultrasound) ka. Midda 2aaad : waxay kuriyootay iyadoo foolanaysa lugaha iyo gacmuhuma ay u xinnaysanyihiin, hooyadeed ayaa lajoogtay oo kuleh ” gacmaha […]
Riyada gabar aan la guursanin oo foolanaysa

Riyada gabar aan la guursanin oo foolanaysa Su’aasha: Waxa jirta inan asxaabnhy waxay iisheegtay inay ku riyootay iyadoo foolanaysa wiil iyo gabadh wuxuu yahayna ma oga wax xanuuna fooshosi ma wato ayey igu tiri 3 jeer ay riyadaasi kusoo noqnoqotay waana inan aan la guursan mxay noqonaysaa riyaadasi. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay usoo […]
Gabar aan la qabin haday ku riyooto iyadoo dhalaysa

Gabar aan la qabin haday ku riyooto iyadoo dhalaysa Su’aasha: Asc bahda daruur aad ayan idinkgu mahadnaqaya jazakallah waxan ku riyooday ano meel cidla kaligey joogo misna aan fooshay allena usan igu dhibin waxan dhalay gabar xaasna ma ahi wxn ahay gabar dhalidas an dhalay familka dhan way ku farxeen maxay noqon kartaa shukran. […]
Riyada foosha naagta uurka leh

Riyada: Waxaan ku riyooday Uur anoo leh oo foolanayo lkn caloosha ilmaha kujiro aanan dhaqaaaqeynin. Waxaan ahay xaas. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto dhibaatada iyo mashaakilka kuu gaarka ah, iyo inaad heli doonto khayr badan, hanti iyo nolol wanaagsan. Haweeneyda hadday ku riyooto fool aan dhalmo la soconin sidaas ayaa lagu fasiraa […]
