Categories
Sheeko Story

Qisadii dawacada ee yaabka badnayd

The story of the wondrous fox that shows deep wisdom Qiso yaab badan lagu cibraqaadan karo, waxaa la sheegay dhagax inuu dawaco dibka kaga dhacay, markaas buu ka jaray dibka, waxaa aragtay dawaco kale waxay ku tiri: maxaad isaga goysay dibka? waxay ku tiri: runtii waxaad dareemayaa farxad aan lasoo koobi karin, waxaad mooddaa inaan […]

Categories
Sheeko Story

Sheeko gabar odey qabay wiil dhalinyar faceeda ah gogoldhaaf la sameysay

Waa sheeko baaq u ah dadka ku daro gabadhooda odey aan wax ka qaadi karin, gabadhan ugu dambeyn waxay u fududeysay wiil odeyga iyada qabo adeer u ah, waayo ninkeeda ayaa howlgab ahaa. Gabar sagaal iyo toban jir ah ayaa loo guuriyay oday lixdan iyo shan jir ah, gabadha waxay ahayd gabar dugsiga sare dhamaysay. […]

Categories
Sheeko Story

Sheeko naag garoob wiil guriga ka dumisay waxaana sabab u ah galmada dabada

Waxaa jirtay naag garoob ah oo reer Xamar ah, naagtaas asal ahaan waxay kasoo jeeddaa carabta yaman. Waxay ahayd naag niman badan ay soo fureen, waxaana la sheegay in nimanka ay ka carari jireen, illeen waxay ahayd naag aan la celin karin. Waxaa kuu sii dheer waxay ahayd naag qayisho oo jaadka aad u cunto. […]

Categories
Sheeko Story

Sheeko naag asbaxnimo loo furay qaadiga xataa la yaabay

Sheeko naag asbaxnimo loo furay qaadiga xataa la yaabay Sheekadan waa sheeko cajiib ah. Waxaa laga qaadanayaa cibro weyn. Taas oo ah qofka marka musiibo looga sheekeeyo iyo marka isaga musiibadaas ay taabato inaysan isku mid ahayn. Teeda kale naagaha inay ku kala duwan yihiin marka la guursado xagga nolosha iyo mustaqbalka. Naago waxaa jiro […]