Waa sheeko cajiib ah. gabar imtaxaan ku jirto oo warqad qish galisay rajastiinadeeda hoosteeda. waliba labada naasood dhexdooda, waxayna lahayd naaso waaweyn.
Maalin waxaa dhacday labo gabdhood oo imtaxaan ku jiro.
Waxay ku jireen imtaxaan xisaab ah, wuu ku adkaaday.
Labadooda kaliya ayaa ku haray. Dib ayay isku dhigeen si ay u qishaan.
Ninka imtaxaanka ilaalinayay wuxuu ku mashquulsanaa moobeelkiisa. Waayo muddo badan ayuu halkaas fadhiyay.
Labadooda mid ka mid ah ayaa warqad u qarsoonayd.

Sheekada labadii gabdhood qishka imtaxaanka galiyay rajastiinada
Sheekada labadii gabdhood qishka imtaxaanka galiyay rajastiinada

Markaas ayaa ninka ilaalinayay arkay gabadha gadaal fadhisay iyadoo warqadda kasoo saarayso rajastiinada hoosteeda.
Ninka marka hore wuxuu u malaynayay inay meesha xoqanayso, waayo kulayl ayaa jiray. Waad og tahay dumarka inay naasaha ka dhididaan.
Markaas waxay u dhiibtay midda horteeda fadhiso, warqaddii ayay bilaawday inay ka qorto imtaxaanka.
Gabadhii gadaasheeda fadhiday waxay ka guurinaysay midda horteeda fadhisay.
Ninka ilaaliyaha imtaxaanka wuxuu yimid meesha ay fadhiyeen.
Lama hadlin marka hore. Warqadda waxay ku qarisay rajastiinada hoosteeda.
Ninka wuu u jeeday inay warqadda qishka galisay rajastiinada hoosteeda.
Wuxuu ku yiri: waxa aad galisay naasahaada dhexdooda bannaanka soo dhig. Gabadha hore fadhiday waxay lahayd naaso waaweyn.
Gabadhii way diidday waxay tiri: wax ma galinin aniga meeshaas.
Ninka wuu ku adkaystay hadalkiisa.
Gabadha iyadana waxay ku adkaysatay mowqifkeeda.
Waxay tiri: maya ma jiraan waxa aad sheegeyso.
Ninka intuu xanaaqay ayuu warqadda qishka rajastiinada kasoo saaray.
Intay qaylisay ayay tiri: waad I faraxumaysay. Naasahayga maxaa kuu geeyay, waad edebdaran tahay.
Middii kale ayaa ku taageertay. Dagaal ayaa ka dhacay meesha.
Waxaa yimid maamulaha markuu soo maqlay buuqa.
Ninkii ilaaliyaha wuxuu tusay maamulaha warqadda qishka uu ku qabtay gabdhaha.
Wuxuu u sheegay labadooda inay ka qishayeen warqaddaas.
Meeshii dood ayaa ka dhacday.
Maamulaha wuxuu soo kexeeyay labadii gabdhood. wuxuu keenay xafiiskiisa.
Wuxuu ka joojiyay imtaxaanka maaddadaas.
Waxaa lagasoo qaaday inay ku dhaceen. Labadii gabdhood qaylo iyo buuq ayay meesha ka kiciyeen.
Naagaha marka ay waayaan qofka inay dulmiyaan. waxay galaan bad kale, oohin been iyo buuq.
Qofka imtaxaanka ilaalinaya muxuu ka rabaa gabar imtaxaan ku jirto inuu jirkeeda taabto.
Waxay og yihiin warqadda marka meeshaas la dhexgaliyo ninka inuusan ku dhiirran karin soo bixinteeda.
Sidaa awgeed naagaha marka ay qaadayaan wax sir ah waxay galiyaan meelaha aan laga taaban karin.
Dumarka xamar qaraxa loo soo dhiibi jiray waxay soo galin jireen kastuumada, waayo marka la baaro lama arki karo.
Illeen meesha lagama eegi karo.
Sideed u aragtaa waxa goobta imtaxaanka ka dhacay?
Ninka ilaaliyaha miyuu qaldan yahay?
Labada gabdhood middee baa qaladka iska leh?
Maamulaha falka uu sameeyay miyuu ku saxsan yahay?

Sheeko qiimo badan Qasaaraha u baddel Faaido

It is an amazing story about a girl taking an exam who had tucked a cheat sheet under her bra—specifically between her breasts, as she was well-endowed.
One day, two girls were taking an exam.
They were sitting for a mathematics test, and they found it difficult.
They were the only two left in the room. They positioned themselves to cheat off one another.
The exam proctor was distracted by his mobile phone, as he had been sitting there for a long time.
One of the girls had a hidden note.
The proctor then saw the girl sitting in the back pulling the note out from under her bra.
At first, he thought she was scratching herself because it was hot; after all, women often sweat between their breasts.
She then handed the note to the girl sitting in front of her, who began copying the exam answers from it.
The girl in the back was copying from the one sitting in front.
The proctor walked over to where they were sitting.
He didn’t speak at first. She quickly hid the note back under her bra.
The man had clearly seen her tuck the cheat sheet under her bra.
He said to her, “Bring out what you just put between your breasts.” The girl sitting in front had large breasts. The woman refused, saying, “I didn’t put anything there.”
The man persisted in his claim.
The woman, too, stood her ground.
She said, “No, what you are saying isn’t true.”
Angered, the man pulled out the piece of paper containing the cheat notes.
She cried out, “You molested me! What business did you have touching my breasts? You are indecent.”
The other one backed her up. A confrontation ensued.
The administrator arrived after hearing the commotion.
The invigilator showed the administrator the cheat sheet he had confiscated from the girls.
He told them both that they had cheated using that paper.
An argument broke out right there.
The administrator took the two girls away and brought them to his office.
He disqualified them from that subject’s exam.
They were marked as having failed. The two girls caused a scene, shouting and making a commotion.
When women cannot find someone to victimize, they resort to other tactics—feigned tears and uproar.
Why would an exam invigilator want to touch the body of a girl taking an exam?
They know that if a paper is tucked away in such a place, a man wouldn’t dare retrieve it.
That is why, when women are carrying something secret, they hide it in places that cannot be touched.
Women in Mogadishu who were entrusted with explosives used to hide them in their underwear, because they wouldn’t be detected during a search.
After all, that area cannot be inspected.
What is your take on what happened at the exam venue?
Was the invigilator in the wrong?
Which of the two girls was at fault?
Was the administrator right in the action he took?

Leave a Reply