Categories
Sheeko Story

Sheeko naag dumaashigeeda ilmaha ka dhalay ninkeeda waashay

Nin maraykanka ku noolaa ayaa waxaa u joogtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya xaas iyo sagaal ilmo. Fadlan laayigta noo saar adoo ku mahadsan si dad badan ay u daawadaan muuqaalkan yaabka badan. Gaar ahaan dumarka la qabo. Qisada ninkan waxay cibro u tahay ragga dumarkooda ka maqan oo sannadkii hal mar u yimaada. Sheekada […]

Categories
Sheeko Story

Gabar beenley oo labo wiil saaxiibo ah isla shukaansatay iyagoon is ogeyn

Sheekadan ragga qibrada yar ayaa ka faa’ideysan karo, gabadhan oo labo nin aan is ogeyn shukaansatay mid kastana lacag ka cuni jirtay ugu dambeyn ayay ogaadeen inay labadooda isla waddo waxayna ogaadeen inay garoob tahay oo aysan gabar ahayn. Waxaa jiray wiil lagu magacaabo Asad Calasow wuxuu ahaa wiil abgaal ah wuxuu ku noolaa Boondheere, […]

Categories
Sheeko Story

Gabar ku guulaysatay waxbarashada kadib nin aqoon leh guursaday

Sheekadan waxay tilmaamaysaa qiimaha waxbarashada. Waliba gabdhaha kartida leh meesha ay ka gaari karaan waxbarashada. Aamina ayay ku saabsan tahay sheekadan Teeda kale wiilka yurub ka yimid isna dhakhtar ahaa habka uu ku jeclaaday aamino. Iyo siduu u shukaansaday markay is barteen. Iyo sidey isku fahmeen. Iyo hadallada cajiibka ah oo uu ku tilmaamay dumarka […]

Categories
Sheeko Story

Shakiga ayaa u keenay in saaxiibteeda ninkeeda ku labaysto iyadaana sabab u ahayd

Qiso cajiib ah nin hanti leh oo degganaa magaalada Nairobi ayaa gabar bartay oo iyadana kenya joogtay. Ninka wuxuu ahaa nin lacag badan haysto oo diyaar ula ah gabadha wax walbo ay rabto. Gabadhii markay sheekaysteen oo ay isfahmeen jacayl daran ayaa dhexmaray. Gabadha buufis daran ayaa hayay oo waxay aad u rabtay inay yurub […]

Categories
Sheeko Story

Sheekadii dooliga iyo ninka makhaasiinka iska lahaa

Sheekadii dooliga iyo ninka makhaasiinka iska lahaa Waxaa jiray doolli wuxuu ku noolaa makhaasiin qamadi ku keydsanaa, makhaasiinka wuxuu lahaa boq yar oo qamadiga kasoo daato laakin xabad xabad ayuu usoo daadan jiray illeen boqa aad buu u yaraa. Doolligana wuxuu ku noolaa nolol fiican, laakin maalin maalmaha ka mid ah wuxuu rabay inuu ku […]

Categories
Sheeko Story

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay Waa sheeko gaaban oo muri weyn xambaarsan: Nin beeralley ayaa faras iska lahaa faraskii wuu xanuunsaday wuxuu u yeeray dhakhtarka xoolaha markuu baaray ayuu yiri: Hadduusan kicin faraska seddex maalmood kaddib waa in la dilaa, waxaa maqlay wan oo meesha joogay, wankii wuxuu u tagay faraska wuxuu u […]

Categories
Sheeko Story

Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah

 Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah Culaysyo badan oo dhinacyada nolosha ah ayaan si maalinle ah u dareemayay, inkastoo aanan dhihi karin dhibaatooyin waawayn ayaa I haystay hadana sidaasoo ay tahay marar badan waxaan dareemi jiray diiqad,welwel , walbahaar iyo rajo xumo. Laba waqti ayaan dareemi jiray daganaasho iyo farxad; marka aan masjidka […]