Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa Su’aasha: Asc Caajiska ruuxa usan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa maxa keeno sidee looga baaxa mahadsanid Jawaabta: Wahsiga ama caajiska sababo badan ayaa keeni kara waxaana ugu muhimsan kuwa jirka la xiriira, waxaa ka mid ah vitamino qaar inay jirkaaga ka maqan yihiin […]

Gabar xaas ah oo hurdo iyo caajis ka bixi la’

Gabar xaas ah oo hurdo iyo caajis ka bixi la'

Su’aasha: scw hurdo badan iyo caajis ayaan isku arkay waxan ahay xaas da’dayda waa 27 sano jir hurdada igamaba harto habeen iyo maalin wax shaqo guriga kuma qaban karo maxaa la dhihi kara ma cudur baa mise wax kale aya i haya. Jawaabta: Hurdada iyo caajiska sababo badan ayaa keeni kara waxaa dhici karta haddaad […]

Dhanka cibaadada culeys baa iga fuulaya ila taliya

Dhanka cibaadada culeys baa iga fuulaya ila taliya

Su’aasha: Asc waan idin salamay dhamaan bahda daruur iyo akhristaha, salaan ka dib, waxaan rabaa in aad ilatalisaan. waxaan ahay qof hami nololeed leh. sidaas ay tahay markaan isdhaho, noloshada wax ku soo kordhi isbedelne ka sameey nolosha tusaale ahaan, waxan isdhaha cibadada alle jookteey, kana dheerow social media iwm. Mashquul ii keeni karaan. Waan […]

Caajiska iyo daalka joogtada ah sida loo daaweeyo

Caajiska iyo daalka joogtada ah sida loo daaweeyo

Caajiska iyo daalka joogtada ah sida loo daaweeyo Su’aasha: Niyow bilihi udambeyay waxaan isku arkay caajis iyo daal joogta ah manto dhan inan sariirta sarnado Ayan Raba awal school Ayan aadi jiray hada walaxiray marka masajidka iyo sariirta Ayan kadhaxeya inan wax akhristo marabo imtixaanadki dambo wankadacay quraan koldhaw ma akhrin salaadaha sunnoyinka wan iskadayay […]

Caajiska iyo wahsiga maxaa lagu bixiyaa

Caajiska iyo wahsiga maxaa lagu bixiyaa

Caajiska iyo wahsiga maxaa lagu bixiyaa Su’aasha: Asc sheik ilahay haku xafido waxan rabaa inaad talo isiiso aniga waxan isku arkay caajis howl qabo markan isdhaho wan ka cajisa mana qaban karo markan go, aan qaado isdhaho yoolkaga xaqiiji ee wax baro waan cajisa lakin markan talefon io wax yalaha nolosha micno u yeleynin wey […]

Maxaa sababa inaan qabsan waayo howlahayga caadiga ah

Maxaa sababa inaan qabsan waayo howlahayga caadiga ah

Su’aasha: Walaal badanaa waxaan isku arkaa inaanan qabsan karin waxyaabaha dantayda ku xiran sida inaan salaada subax soo koco wey igu adag tahay howlo markaas aan rabay inaan qabsado waan ka caajisaa oo niyada waxay i leedahay dib ka dhigo astaamahaas qofka haduu isku arko mala dhihi karaa qofka inay heyso jirooyinka ruuxiga? Jawaabta: Qofka […]