Categories
News

Banaanbaxa mootooleyda Magaalada Muqdisho maanta

Dadka mootooleyda magaalada Muqdisho oo maanta ku banaanbaxayo magaalada Xamar dadkaas oo ka cabanaya xiritaanka waddooyinka magaalada Muqdisho. Waxay ku yeelatay arrintaas saameyn weyn shaqadooda. marka waxaa meesha isugu yimid dad badan oo dhamaan ah dadka mootooyinka ku shaqaysta.

Categories
News

Waddooyinka Xamar iyo maanta sida loo xiray

Waddooyinka Xamar iyo maanta sida loo xiray Waddooyinka magaalada Muqdisho oo ah  oo laga dameemayo dibid iyo cidlo. shacabka oo dhan lugeys ayay ku jiraan arday iyo shaqaale iyo caruur iyo waayeel iyo dumar looma kala harin lugeynta. xalka ma aha in waddooyinka la xirao . dowladda waxaa ka maqan inay sameysato sirdoon adag oo […]

Categories
News

Dad qaraxyo fulin rabay oo keydkoodi la galay

Dad qaraxyo fulin rabay oo keydkoodi la galay Qaraxa xamar maalmahan aad buu usoo batay laakin sida Daruur soo gaartay waxaa la qabtay goobta ama keydka qaraxyada laga soo diyaariyo iyo hub badan oo kooxaha naxariita Ilaahay qaaday ay dadka ku laynayeen. sawirada adiga indhahaaga ku arag Qaraxyada soomaali ka dhaco waxaa ka dambeeya cadow […]

Categories
Bulsho Society News

Nin faqiir 8 maalmood ku taajiray eeg

Nin faqiir 8 maalmood ku taajiray eeg Sheekadan waxay ka dhacday waa hore dalka Maraykanka Nin faqiir ayaa jiray oo waxba aan haysanin xitaa wax uu cuno ayuu la’aa. wuxuu qorsheeyay siduu ku noqon lahaa qof hantiile ah asoon shaqeynin 8 maalmood gudahood. wuxuu ku qoray wargeysayada mid ka mid ah: haddii aad rabto inaad […]

Categories
News

Kabo maqaar oo lugaha dadka u eg

Kabo maqaar oo lugaha dadka u eg Maqaar loo sameeyay sida jirka dadka oo kale. waxaa laga sameeyay kabo haddaad aragto waxaad u malaynaysaa lugo run ah. kobahan oo maqaar asli ah laga sameeyay waxay noqon doonaan kuwo moodo ah. Kobaha maqaarka asalka ah waxay ka qaalisan yihiin kobaha laga sameeyay bambiirada ama balaastiga. inta […]

Categories
News

Duqa magaalada miisaan ayaa la saari jiray dalka UK sabab?

Dalka Ingiriiska waxaa dhici jirtay marka loo dooranayo qof duqa magaalada. marka uu jagada qabanayo ayaa la misaami jiray jirkiisa, sidoo kale marka ay muddada u dhamaato waa la miisaami jiray sidii loo ogaado wixii ugu darsamay miisaankiisa jirkiisa. haddii miisaan badan ugu darsamay waa la baari jiray wixii u keenay miisaankaas. Ka waran haddii […]

Categories
News

Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan

Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan Maalmahan waxaa isku dheggan madaxweynaha maraykanka Donald Trump iyo Ilhan Omar. sida la og yahay Trump wuxuu neceb yahay dadka qoxootiga kasoo jeeda dalalka Africa. taariikhda Trump waxay ku slaysan tahay cunsuriyad. waxaa la ogyahay shirkadaha ay lahaayeen cidda uu ka dhashay Trump  in qof madow loo oggalaan […]