Categories
News Sawirada

Abshir Taatiko oo safaaradda Turkey ee Muqdisho lagu qaabilay

Abshir Taatiko oo safaaradda Turkey ee Muqdisho lagu qaabilay Safaaradda Turkiga Somaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweysay Abshir Taatiko oo ah wiilka gacantiisa ku sawiray madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan. waxay barta Facebook kusoo qoreen: Glad to host talented young aged Somali artist, Abshir Taatiko who painted the love and respect of Somali people […]

Categories
News

Abiy Ahmed oo shaal loo saarayo sawir

Sawir aad ugu faafay baraha bulshada. sawirkaas oo kulmiyay RW Itoobiya Abiy Ahmed iyo MD soomaalida Itoobiya Mustafa Cagjar iyo Ahmed Shide. sawirka waxaa ka muuqda isu dhowaansho ka dhexeeya soomaalida iyo Oromada. waxaa loo saarayaa Abiy Ahmed shaal

Categories
News

Maanta jidadka Muqdisho waxa ka jiro sawiro

Jidadka Muqdisho: Gaadiidka Xamuulka ee dekadda Muqdisho ka shaqeeya darawalooda oo ka xanaaqsan sida la iisheegay in jidadkii xirnaa, ayaa iyaguna waddada ku jaray gaadiidkii ay ku shaqeysanayeen, baabuurtii ayay damiyeen wayna ka tageen, xaalka magaalada Muqdisho waa kasii darayaa. Halka falkaas uu ka dhacay waa Tarabuunka ilaa Masaajidka Sheekh Cali Suufi Ama isgoyska Kaasabalbalaare, […]

Categories
News

Gabar shaarbo leh ceeb ma aha laakin askari muuryaan ayaa ceeb ah

Gabar shaarbo leh ma aha wax cusub ceebna ma aha. dadka qaarkii jirka ayay timo badan ku leeyyihiin. naago waxaa jiro lugaha iyo gacmaha iyo xabadka timo ku leh waana abuur ilaahay mana aha in lala yaabo arrintaas. laakin waxaa lala yaabaa marka muuryaan ciidan laga dhigo. sida laga fahmayo wareysiga lala yeeshtay  gabadha askarta […]

Categories
News

5 Baasaboor ugu fiican dunida sanadka 2019-ka

5 Baasaboor ugu fiican dunida sanadka 2019-ka Baasaboorada ugu awoodda badan sanadka 2019 waxaa shantan baasaboor oo top noqday. Waxaa kaalinta koowad galay baasaboorka Japan. waxaa lagu gali karaa 189 dowlad visa la’aan. kaalinta labaad waxaa galay baasaboorka Singapore. waxaa lagu gali karaa 189 wadan visa la’aan kaalinta seddexaad waxaa galay baasaboorka South Korea kuuriyada […]

Categories
News

Wiilka soomaaliyeed Sawiray MD Turkey Erdogan

Wiil soomaaliyeed oo sawir gacameed yaab leh ka sameeyay  MD Turkey Erdogan iyo masuuliin kale. sawirka ayaa ah mid loo maleeyo in Camera lagu sawiray. sawirka  wiilka wuxuu u adeegsaday qalabka caadiga oo lagu sawiro sawirada gacmeed. Marka laga hadlo farshannimada waa arrin dadka ay ku kala duwan yihiin dad waxaa jira dad maskax u […]

Categories
News Taariikh - History

Sh. Shariif Axmed iyo Cali Mahdi Maxamed 1994

Sawirkan waxaa ka dhex muuqda Shariif Axmed iyo Cali Mahdi  waa labo qof ka mid ah madaxda talada soomaaliya wax kasoo qabatay. midka koowaad waa  Sheekh Shariif Axmed oo ahaa guddoomiyaha midowga maxkamadaha kaddibna noqday madaxweyne kumeelgaar, midka kalena waa Cali Mahdi Maxamed. Cali Mahdi wuxuu ahaa madaxweynaha lagu soo doortay dalka Jabuuti markii dhacay […]