Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Faasiliinta dadka cadcad ma madoobaysaa

Faasiliinta dadka cadcad ma madoobaysaa Su’aasha: Asc walaal cream ka faasiliin ta dadka cad cad miyay madoobaysaa + Aniga iyo nin carab ah ayaa wada shaqaysana labadeena waa isku midab eg nahay lkn waxaan layaabay aniga qoraxda markaa wax badan ku socdo way I qabanayaa oo xoogaa midabkayga way badalaysaa lkn ninka carabka asiga si […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxaan isku arkaa dhiig ilkaha iga yimaada subixii markaan cadayanaayo ilaa aan joojiyo cadayga . Dhanka kale af-urna waan isku arka xataa haddii aan cadaydo maxay tahay sideese uga takhalusi karaa af-urkaas iyo dhiigaas ilkaha ah ee subaxdii ah. Waad mahadsantihiin bahda Durdur. Jawaabta: Dhiiga […]

Categories
Caafimaadka Health

17 jir ayan ahay ibta naaska ayaa i dildilaacday talo isiya

17 jir ayan ahay ibta naaska ayaa i dildilaacday talo isiya Su’aasha: scw waxan ahay gabar da’deda tahay 17 sano waxan isku arky dildilac ibta nasaha arintas maxay tahay dawo mjirta? Jawaabta: Arrinta ku haysata waxaa la dhahaa dildilaaca ibta naasaaha ingiriiska waxaa loo yaqaanaa Nipple crack carabigana waxaa la dhahaa  تشقق الحلمتين  inta badan […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Dadka blood type O+ ah dadka kale may ka dareen badan yihiin

Dadka blood type O+ ah dadka kale may ka dareen badan yihiin Su’aasha: A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan, dadka nuuca dhiigoogu O+ yahay may ka dareen badan yihin ama rabitaanka galmada may ku badan tahay, fadlan fah faahin iga siiya mahad sanid. Jawaabta: Jaamacad turkish ah oo lagu magacaabo Ordu Üniversitesi ayaa cilmibaaris […]

Categories
Caafimaadka Health

Qofkii ku riyoodo asoo barafuun isku buufinayo

Su’aasha: scw maamulka webka daruur wad mahasan tihin marka hor waxan rabaa in la ii fasiro riyada dhalada barafuunka aad u caraf badan asoo qofka isku buufinayo oo si fican isugu shubayo. Jawaabta: Riyada barafuunka waa riyo fiican, qofka haduu arko asoo isku buufinayo barafuun wuxuu helaa sumcad fiican iyo magac aad looga dambeeyo, siiba […]

Categories
Caafimaadka Health

Dumarka xiliga raaxada indhaha sababtay u damuujiyaan

Dumarka xiliga raaxada indhaha sababtay u damuujiyaan Su’aasha: Waxaan ahay nin dhowaan guursaday waxaan mooda in gerdkaygu jilcay uuna yaryahay lkn xaaskaygu waxan dareemaya in u xanujinayo gerdkaygu oo indhaha ayey isku qabata marka ma xanuun ba mise wa raaxo ay dareemayso. Tan kale dhaqso ayaan u biyabaxaya sababta maxay thay? Waad mahadsantihiin bahda daruur […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa Su’aasha: Asc wr wbrk wallo waxan idin waydiyay kininka caruurta lasiyo ma fiican yahay ee magacisa layidha forever kids Jawaabta: Kaniinigan Forever Kids wuxuu ka mid yahay vitaminada hal meel laysugu keenay, wuxuu wataa dhowr vitamino oo jirka u roon iyo koriinka ilmaha oo ay mid […]