Faasiliinta dadka cadcad ma madoobaysaa

Faasiliinta dadka cadcad ma madoobaysaa Su’aasha: Asc walaal cream ka faasiliin ta dadka cad cad miyay madoobaysaa + Aniga iyo nin carab ah ayaa wada shaqaysana labadeena waa isku midab eg nahay lkn waxaan layaabay aniga qoraxda markaa wax badan ku socdo way I qabanayaa oo xoogaa midabkayga way badalaysaa lkn ninka carabka asiga si […]
Daawada jirka lagu cadeeyo maqaarkay iga halaysay

Daawada jirka lagu cadeeyo maqaarkay iga halaysay Su’aasha: scw maqaarkayga wuu is badalay waxaa iga batay isticmaalka kareemooyinka jirka lagu cadeeyo indhaha hoostooda madow daran ayay iga noqdeen iyo maqaarka oo qalayl noqday waxaan rabaa kareem maqaarka jilciya oo la marin karo indhaha hoostooda. Jawaabta: Waxaad ogaataa daawaa wejiga ama jirka lagu cadeeyo dhibaatooyin badan […]
Hadaan is cadeeyo midabkayga seen kusoo celiyaa

Hadaan is cadeeyo midabkayga seen kusoo celiyaa Su’aasha: Asc wll ugu horayn waan ku salaamay waxaan ahay gabar waan is cadeeyay wllow markaan is cadeeyay waana nacay oo waan iska daayay wllo aniga dhan kala jaan aay noqday maxaa sameeyaa sidee jirkayga hore kusoo celiyaa. Jawaabta: Daawada laysku cadeeyo dhibaatooyin badan ayay maqaaka gaarsiisaa, marka […]
Kareemka Glysolid cudur ma keenaa

Su’aasha: Asc wllow waxaan ahay wiil cad waxaan marsadaa golysolid ama gali saliin sida ay somaalidu u taqaan Markaan marsado way i cadaynaysaa marka aan iska daayo xoogaa fil daro ayaa iga muuqanayso Mid kle markasta waan markasadaa xili walba waxaana ahay nin gymka dhigto oo feer yahan ah marka maqaarkayga ma jilcin kartaa bajaq […]
Daawada ugu fiican wajiga barta madow ka tirtirta

Su’aasha: Waxaan rabaa inaad ii sheegtaan daawada ama kareemka ugu fiican oo lagu nadiifin karo wejiga marka uu yahay maqaarka mid dufin wato oo qoraxda marka ay qabato madow noqda daawo aan dhib lahayn oo side effect lahayn mahadsanidin. Jawaabta: Maqaarka dadka qaarkooda waa mid saliid ama dufin leh oo qoraxda marka ay dhufato madoobaada, […]
