Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa Su’aasha: Asc wr wbrk wallo waxan idin waydiyay kininka caruurta lasiyo ma fiican yahay ee magacisa layidha forever kids Jawaabta: Kaniinigan Forever Kids wuxuu ka mid yahay vitaminada hal meel laysugu keenay, wuxuu wataa dhowr vitamino oo jirka u roon iyo koriinka ilmaha oo ay mid […]
Cunada jirka u dhista yar iyo weynba

Cunada jirka lagu dhiso Marka laga hadlo cuntada caafimaadka leh waa inaan ka jawaabnaa marka hore su’aasha ah waa maxay cuntada caafimaadka leh maxaa lagu gartaa cuntada nafaqada leh? Waxaa laga wadaa cuntada caafimaadka leh cuntada isku dheellitiran oo leh vitamiino kala duwan, oo nadiif ah oo aan wax kiimilkalku jirin. Cuntada caafimaadka leh way […]
Potato ama Baradho waxtarka ay leedahay

Potato ama Baradho waxtarka ay leedahay Potato ama Baradho waxtarka ay leedahay Baradhada waxay leedahay faa’idooyin badan waxaa ka mid ah vitamin G sidoo kale bir ayaa ku jirto ama feero sidoo kale waxay u roon tahay neerfaha dheefshiidka ayay cuntada ugu kaalmaysaa inuu si fiican u shiido qaabab badan ayaa loo samayn karaa waxaa […]
Rootiga dhibka uu caafimaadka u geysto

Daraasad la sameeyay ayaa lagu ogaaday rootiga inuu dhib u keenaya qofka siiba caruurta subaxdii dugsiga u qaata. webka Health24 ayaan lagu qoray natiijada daraasaddaas la sameeyay. Waxaa la sheegay rootiga inuu dhib weyn u geysto dheefshiidka, taasoo keenaysa inuu socon waayo oo muddo uu caloosha ku jiro, taasna waxaa keenaysa qamadiga oo laga sameeyay […]
