Faasiliinta dadka cadcad ma madoobaysaa

Faasiliinta dadka cadcad ma madoobaysaa Su’aasha: Asc walaal cream ka faasiliin ta dadka cad cad miyay madoobaysaa + Aniga iyo nin carab ah ayaa wada shaqaysana labadeena waa isku midab eg nahay lkn waxaan layaabay aniga qoraxda markaa wax badan ku socdo way I qabanayaa oo xoogaa midabkayga way badalaysaa lkn ninka carabka asiga si […]
Vaseline ninka iyo naagta dhib miyay u keentaa xiliga raaxada

Vaseline ninka iyo naagta dhib miyay u keentaa xiliga raaxada Su’aasha: xiliga raaxada sariirta ninka haduu xaaskisa u marsado faasiliin malaga yaabaa inay dhib u keento labadooda oo ma leedahay side effects xubnaha taranka miyay dhib u keeni kartaa cudur iwm. Jawaabta: Guud ahaan Vaseline -ta waxaa loo adeegsadaa in maqaarka qalaylka lagu jilciyo sida […]
