Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara Su’aasha: Asc walal dhib ba i haysta waxan ahay nin dhalinyar ah oo goor dhow guursaday bil kaliyan qabaa gabadha todobadka kowaad galmadayda ok ba ahayd 2 ilaa 3 jeer ayan samaynayay labo isbuuc kadib xaaskayga waxay aaday reerkooda waxay lasoo joogtay maalmo markay soo […]
Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn

Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn Su’aasha: Sxb waku salamay xubinka ninka marka uu kacsanyahay xididada waaweyn ee ka muuqda mararka qaar maxay muujiyaan taasoo kale qatar ma horseedi kartaa Jawaabta: Xididada si xoog uga muuqda xubinta taranka ninka waxay noqon karaan kuwo dabiici ah haddii aan xanuun jirin, […]
Maxaa keeno taranka raga marka oo dansan yahay inuu Hoos u noqdo

Maxaa keeno taranka raga marka oo dansan yahay inuu Hoos u noqdo Su’aasha: Asc su aashayda maxaa keeno taranka raga marka oo dansan yahay inuu Hoos u noqdo maqaarkana oo ku soo laamo ama oo ku soo kadooto mida kle taranka sometimes markuu kadoodanaayo waxaa umaleysaa in ay ku jirto cirbad kabaabiyo ah ayuu noqdaa […]
Dumarka xiliga raaxada indhaha sababtay u damuujiyaan

Dumarka xiliga raaxada indhaha sababtay u damuujiyaan Su’aasha: Waxaan ahay nin dhowaan guursaday waxaan mooda in gerdkaygu jilcay uuna yaryahay lkn xaaskaygu waxan dareemaya in u xanujinayo gerdkaygu oo indhaha ayey isku qabata marka ma xanuun ba mise wa raaxo ay dareemayso. Tan kale dhaqso ayaan u biyabaxaya sababta maxay thay? Waad mahadsantihiin bahda daruur […]
Ninkayga geedkiisa wuu dama xiliga sariirta maxaa keeno

Ninkayga geedkiisa wuu dama xiliga sariirta maxaa keeno Su’aasha: Asc walal wad ku mahadsantihin adeega bulshada uhaysan we cafimad iyo diinba leh suashan qaba waxay tahay ninkyga marka aan wada raxaysanayno mararbadan ayu geedkisu damaya anigo sifican ula raxaysanaya marka maxaa keeni karo asc. Jawaabta: Waxaa keeni kara arrintaas sababo badan waxaa ka mid ah […]
Ninkeyga dhaqsi ayuu ku biyabaxaa geedkana waa ka damaa ila taliya

Su’aasha: Asc wr wallo ani ninkayku marka sariirta undamaged geedkiso horana uuubiyo baxa cuntoyinka sariirtana uufcn uucuna lkn uumashqul badanyhy ana wn Darren badanhy wndhibsada hawl badan maqaban karo ilataliya. Jawaabta: Waxaa fiican inaad ninkaaga la tashato oo aad u bandhigto dareenkaaga, maxaayeelay xalaal buu kuu yahay wixii xalaal kuu ah waa xaq Alle ku […]
Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta

Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta Su’aasha: swc bahda daruur aad baad ugu mahadsan tihin adeega wayn aad bulshada u haysaan webkan oo kale kuma arag webyada somalida waxaan guda galaa su’ashayda aniga waxaan gaaray 40 sano ninkayga waxaan ku arkay arrimo oo horay uusan ahayn xiliga galmada oo istiinka […]
