Sidee loo kiciya dareenka raga

Sidee loo kiciya dareenka raga Su’aasha: Waxan donaya inaad i shegtaan dareenka ninka sidey xaaskiisa u kicin karto oo ugu fudud wayo nimanka qaar ma aha kuwo dhaqsi u kaco taas maxaa keenaya mida kale ninka geedka maxaa ka damiyo markay galmada socoto taasna xal malo heli karaa. Jawaabta: Su’aashaada oo ah sidee loo kiciyaa […]
Dumarka xiliga raaxada indhaha sababtay u damuujiyaan

Dumarka xiliga raaxada indhaha sababtay u damuujiyaan Su’aasha: Waxaan ahay nin dhowaan guursaday waxaan mooda in gerdkaygu jilcay uuna yaryahay lkn xaaskaygu waxan dareemaya in u xanujinayo gerdkaygu oo indhaha ayey isku qabata marka ma xanuun ba mise wa raaxo ay dareemayso. Tan kale dhaqso ayaan u biyabaxaya sababta maxay thay? Waad mahadsantihiin bahda daruur […]
Xaaskayga markan u tago uun baa dareenka iga baxayo

Xaaskayga markan u tago uun baa dareenka iga baxayo Su’aasha: Xaaskayga markan u tago uun baa dareen liina layga kaxeynayaa Hore umaaN lahayn in dhaweyd baaN isku arkay Xaaskeygiina waan isku dhacney sababtaa darteed Walalo talo ayaaN idinka baahanahay. Jawaabta: Walaal su’aashan in badan ayaan ka jawaabnay, qoraallo badan ayaa ku jira webka daruur oo […]
Markan xaaskayga u tago ayado wali raxada bogan bu bahalku iga damaa

Markan xaaskayga u tago ayado wali raxada bogan bu bahalku iga damaa Su’aasha: Asc wll su.aal ban qabaa markan xaaskayga u tago durba waan biyo baxaa mida kale ayado wali raxada bogan bu bahalku iga damaa maxaan sameyaa. Jawaabta: Su’aashan in badan ayaa laga jawaabay webka ayaad ka raadin kartaa qoraalladan ayaa ka mid ah: […]
Aroos cusub baan ahay istiin waan ku kacaa laakin waa iga damaa

Su’aasha: Asc Daruur.com, dhawaan ayaan guursaday aroos cusub baan ahay xaaskayga markan istiiminayo aad buu xubinkaygu u kacsanyahay lkn markaan Damco inan hawsha bilaabo ee aan xubinka saaro bishimaha yaryar ee cambarka xubinkygu wuu damayaa. Jawaabta: Maadaama aad ku cusub tahay guurka aadna tahay qof dhalinyar ah mushkiladaada waa mushkilo nafsi ah, waxaa laga yaabaa […]
Xubinkaygii Taranku Wuxuu Noqday Maro Jileec

Su’aasha: Xubinkaygii Taranku Wuxuu Noqday Maro Jileec Awgeed Siigadiina Waan Iska Daayay Intaanan Siigada Bilaabin Wuxuu Ahaa Mid Aad U-Adag oon Kuqanacsanaa Markaa laga Yaabaa Inuu Sidiisii Hore iigu Soo Noqdo Xitaa Anoona Isnafaqayn Mise Waa Qasab Inaan Isnafaqeeyo. Jawaabta: Haddii siigada aad ka tagto way dhici kartaa inaad hesho awooddaadii hore, laakin ma awooddaa […]
Ninkayga geedkiisa wuu dama xiliga sariirta maxaa keeno

Ninkayga geedkiisa wuu dama xiliga sariirta maxaa keeno Su’aasha: Asc walal wad ku mahadsantihin adeega bulshada uhaysan we cafimad iyo diinba leh suashan qaba waxay tahay ninkyga marka aan wada raxaysanayno mararbadan ayu geedkisu damaya anigo sifican ula raxaysanaya marka maxaa keeni karo asc. Jawaabta: Waxaa keeni kara arrintaas sababo badan waxaa ka mid ah […]
