Categories
Fatwada

Ninka xaasaskiisa hal qol ma wada dajin karaa

Su’aasha: Maalmahaan baraha bulshada waxaa ka socotay nin sadex naagood qabo oo dhahaayo naagahayga hal guri ayay isla daganyihiin hal qolee isla seexdaan anna halkaas qolaa kula xaajoodaa. Marka ma banaan tahay in ninka haduu xaasas badan qabo uu hal qol isla seexiyo ama uu halkaas qol kula sheeko tago ayagoo is arkaayo arintaasna diintu […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada Talooyinka Consultation

Shiishada dambi ma leedahay diin ahaan

Su’aasha: Asc Waxaan idiin weydiinayaa 2ladaan berri shiishad ayaa gadaal ku bartay markii horre ma jecleen lkn waxaan isku arkooyaa inaan qadka ka sii baxay Shiishada maxay dambi ah ay leedahay diini ahaan markii loo eego. Jawaabta: Shiihadda waa sida sigaarka oo kale waxay dhib u keenaysaa qofka caafimaadkiisa iyo jirkiisa, waana wax wasakheeya afka […]

Categories
Fatwada

Gabdhaha raaxada ninkooda aan deeqin

Gabdhaha raaxada ninkooda aan deeqin Su’aasha: Marka an jameeca dhameeno kadib ayaa gacanteyda isticmaala. Jawaabta: Naagta iyo ninkeeda istiinka wuu u banaan yahay, wayna istaataaban karaan, gabadha inay ku raxaysan weyso galmada dabiiciga ah waxaa laga yabaa inay sabab u tahay qaangaarkeeda ayay gacanta baratay, marka isku day inaad ku raaxaysato galmada ninkaaga oo dabiiciga […]

Categories
Fatwada

Gabadha inta aan la guursan mala tijaabin karaa

Su’aasha: Marka aan rabo inaan gabar guursado ka hor guurka hadaan galmo isla sameyno maxay diinta ka qabta ka dibna aan sidaas ku guursado, sidoo kale waxaan arkay dad dhahaayo guurka ka hor in lays tijaabiyo aad bey u fiican tahay arintaas maxay culimada Islaamka ka yiraahdeen. Jawaabta: Naag aadan guursanin markaad u tagto oo […]

Categories
Fatwada

Abtigay qofta uu qabo ma ii banaantahay weysadana ma iga jabisaa?

Su’aasha: Walaal Abtigey gabadha uu qabo ma guursan karaa weysana ma iga jabisaa. Jawaabta: Xaaska abtiga waxay kaa tahay ajnabi sidoo kale waxaa la mid ah xaaska adeerkaaga waxay la mid yihiin walaalkaaga xaaskiisa, dadka waxay haystaan inay tahay xaaska dareerka ama abtiga sida xaaska aabbaha oo kale, xaaska aabbaha quraanka ayaa si toos u […]

Categories
Fatwada

Dambiga lagu noqnoqdo towbad ma leeyahay

Su’aasha: Asc wllo waxan raba in aad talo isiiso waxan gala dambi waana ka towbaad keena haddana waan ku laabta isla dambigiina anoo a shalaynaya haddana waan ka towbad keena marka sidee iskaga dhaafa dambigaas ani go’aan sax ma qaata balse shaydan igu celiya waana ka shalaya markan sameeyo dambigaas sidee ugu towbad keena si […]

Categories
Fatwada

Guruubyada WhatsApp ee galmada lagu faafiyo xukunkooda muxuu yahay

Guruubyada WhatsApp ee galmada lagu faafiyo xukunkooda muxuu yahay Su’aasha: Waxaa jirta dhalinyaro Soomaaliyeed oo guruubyo u sameystay siday iskula wadaagi lahaayeen muuqaalada ay ugu yeeraan kala kicis oo ah muuqaalo qaawan oo galmo ka sameysan kuwaas oo kale qofka haduu ku darsado maxay la macno tahay mahadsanid. Jawaabta: Shaki kama taagna inay xaaraan tahay […]