Categories
Fatwada

Adkaarta hurdada meel aanan seexanaynin ma ku akhrin karaa

Su’aasha: Hadii adkaarta hurdada ku akhriyo meel aan furaashkyga ahyn tusale guriga mel kaloo ka mid ah deedna iska soo seexdo kawrn ajarkedi ma helayaa. Jawaabta: Adkaarta sunnada hurada kahor waa inuu qofka akhriyaa marka uu seexanayo oo uu galo firaashkiisa ama uu koro sariirtiisa, axaadiista adkaarta huradada kusoo aroortay waxay tilmaameen qofka marka uu […]

Categories
Fatwada

Qoyaanka dumarka ee weysada jabiya

Qoyaanka dumarka ee weysada jabiya Su’aasha: Markii aan waysayaty ayaaan is idhi wax ayaa kaa soo baxay waaan taabtay xubinkaygi waxan daremay qoyan hadana waxan idhi waa kii aad kusoo istijootay shakigaasi salaada xukunkedu muxuu noqonayaa. Jawaabta: Haddii aad taabato xubinta taranka adoo weyso qaba waysada way kaa buraysaa horta taas ogow, teeda kale qoyaanka […]

Categories
Fatwada

Ninka ma dhuuqi karaa xubinta taranka naagtiisa

Ninka ma dhuuqi karaa xubinta taranka naagtiisa Su’aasha: Ninku ma dhuuqi karyaa xubinta taranka naagtiisa? Jawaabta: Dhuuqidda haddaad ka waddo meesha duleelka xubinta taranka waa meel aan loogu talaggalain in la dhuuqo, illeen meesha waxay soo deysaa qoyaan ka imaanaya gudaha xubinta haweenka, wuxuu wataa qoyaankaas bakteeriya oo cudurro keeni karta, sida xoogga badanna culimada […]

Categories
Fatwada

Adkaarta galabkii hadaan joogteyo il ma igu dhaci kartaa

Su’aasha: Adkaarta galabkii hadaan joogteyo il ma igu dhaci kartaa anoo akhriyey. Jawaabta: Adkaarta in la akhristo waa cibaado qofkii sidaas fala uu ajar ka helayo, ha ahaato adkaarta la akhristo subaxdii ama galabtii ama xilliga salaadda, laakin markaad dhahdo haddaan akhristo adkaarta il iguma dhici karto taas waxay gacanta ugu jirtaa Alle,  Ilaahay qofkuu […]

Categories
Fatwada

Makeup malagu tukan karaa

Su’aasha: Asc walal aad ban idin salamay sual ayan ku weydin lahaa makeup ka malagu tukan karaa mararka qaar baa anigoo makeup ii marsan ama meel u socda amaba meshii joga lakin weeso leh salaad igu soo gashaa wan tukadaa lkin ma ogi in lagula tukan karo makeup ka ? Mahadsanid:). Jawaabta: Haddii gabadha ay […]

Categories
Fatwada

Qasli qof qabo ma seexan karaa

Qasli qof qabo ma seexan karaa Su’aasha: Anigo janaaba qaba ayana seexday riyada kahor biyaha ayana siqaldan iga imaday malagu seexan kara janaaba siqaldan kutimaday deembi miya jazakumullahu kheeran. Janaaba ayan qabay halay biyaha siqaldan iga imaday malagu seexan kara janaaba. Jawaabta: Qofka janaabada ku dhacdo wuu seexan karaa laakin waxaa fiican inuu qubaysto maxaayeelay […]

Categories
Fatwada Siyaasa - politics

Muxuu yahay xalka laga gaari karo arinta gobolka Gedo?

Su’aasha: Wali waxaa jiro ismaandhaf ku aadan doorashada waxaana caqabada ugu daran ay tahay arinta gobolka Gedo Axmed Madoobe wuxuu ku adkeystay in Gedo laga soo saaro ciidanka dowlada geysay laguna wareejiyo ciidama kenyan ah iyo kuwa maamulkiisa dowladana waa diidey midaas marka xalka ugu dambeeya arintaas maxay noqon kartaa. Jawaabta: Xalka waa inay soomaalida […]