Ninka xaasaskiisa hal qol ma wada dajin karaa

Su’aasha: Maalmahaan baraha bulshada waxaa ka socotay nin sadex naagood qabo oo dhahaayo naagahayga hal guri ayay isla daganyihiin hal qolee isla seexdaan anna halkaas qolaa kula xaajoodaa. Marka ma banaan tahay in ninka haduu xaasas badan qabo uu hal qol isla seexiyo ama uu halkaas qol kula sheeko tago ayagoo is arkaayo arintaasna diintu […]
Qofka dumarka ah cowrada ugu daran xagee ka tahay

Qofka dumarka ah cowrada ugu daran xagee ka tahay Su’aasha: Gabadha culimada waxaan ka maqlaa in codkeeda xitaa cowro yahay kawaran hadey gabadhu tahay wariye markaas oo kale cowro ma noqon kartaa gabadhuna meeshee ugu daran ee cowro ka tahay. Jawaabta: Gabadha jirkeeda oo dhan waa cowro wejiga iyo labada calaacal waxan ahayn marka salaadda […]
