Daawashada filimada gaalada xunxun sida dhaqsiyaha badan loo joojiyo

Daawashada filimada gaalada xunxun sida dhaqsiyaha badan loo joojiyo Wiil labaatan jir ah wuxuu aad u daawan jiray filimada anshaxa xun. Filimada gaalada ay dhigaan. Wuxuu mar walba ka daawan jiray moobeelkiisa. Maalin asoo qolkiisa ku jiro oo filin xun daawanaya ayaa loogu soo galay. Qofka ugu soo galay waa adeerkiisa. Wiilkii intuu naxay ayuu […]
Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 2aad)

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 2aad) Mawduuceenii hore waxaynu si guud u tilmaannay Dhibaatooyinka ay keenaan daawashada aflaamta galmadu sidoo kale waxaynu si gaar ah u tilmaannay saamaynta taban iyo waxyeellada ay aflaamtani gaadhsiiyaan qalbiga iyo ruuxda, sidoo kale inay keenaan welwel iyo murug aan dhammaanin oo si joogto ah usoo wajaha qofka […]
Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 1aad)

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 1aad) Qoraalkani maaha midkii ugu horreeyay ee lagaga hadlo mawduucan balse waxaa jira qoraallo kale oo laga sameeyay kuna jira webkeenan daruur.com, ujeedada qoraalkayganina waa inaan sii xoojiyo maadaama mawduucani uu leeyahay ahmiyad wayn wakhtigan aynu kujirno oo dhallinyaro badani ku fitnoobeen aflaamta noocan ah. Akhristoow bal ila […]
Tirada 18 maxay tahay marka aad filin daawan rabto

Tirada 18 maxay tahay marka aad filin daawan rabto Su’aasha: Haddii aad daawan rabto aflaamta xun xun maxay tirada 🔞 kuu tusaan markasta maxayse ka wadaan tiradaas ay kusoo qorayaan shaashadda? Jawaabta: Dalalka yurub iyo America iyo kuwa ku raacsan xagga qaanuunka, waxay u arkaan da’da qofka lagula xisaabtamayo hadduu dambi galo inay tahay sanadka […]
Filimada xun qaabkeen isaga reebi karaa talo i siiya

Filimada xun qaabkeen isaga reebi karaa talo i siiya Su’aasha: Ramadan kan waxa iga goaneyd isbadal Inan sameyo oo aan siigada joojiya lakin xalay Ayan filim wasmo ah dawaaday biyahana way iga imaadeen Marka filimada Ayaan addicted ku noqday Talada ugu wanagsan IGA siin laheyd Hadaan wifi iyo telephone isku helo waxa ugu horeyo oo […]
Filimada xunxun ayaan ku laabtay ila taliya

Filimada xunxun ayaan ku laabtay ila taliya Su’aasha: Filimada xuma Aya kulabtay anigo siigada iyo filimada ba joojiyay bishi October ee sanadki tagay shalay iyo maanta Ayan aad udawaday dumarka siigaysana marka mana siigeysan alx wanse kacabsi qaba Hadi dawashada siwado inan siigeysto Maxa igula talin laheyd. Jawaabta: Daawashada filimada xunxun waa dambi aad u […]
Dareenka ma tagsiisaa siigada

Su’aasha: Intaan Aafada Kudhex Jiray Dareenka Dabeeciga Ah Waan Lahaa Laakiin Markaan Aafadii Iska Daayay Een Waliba Mudo Kasii Maqnaa Dareenkaygii Dabeeciga Ahaa Waan Iska Waayay Maxaad La Odhan Karaa Markaa Mise Xaalad Kale Oo Caafimaad Daro Ayaa Jirta. Jawaabta: Siigada qofka dhib ayay u keentaa waa laga yaabaa dareenkiisa inuu aad u daciifo siiba […]
