Abtigay qofta uu qabo ma ii banaantahay weysadana ma iga jabisaa?

Su’aasha: Walaal Abtigey gabadha uu qabo ma guursan karaa weysana ma iga jabisaa. Jawaabta: Xaaska abtiga waxay kaa tahay ajnabi sidoo kale waxaa la mid ah xaaska adeerkaaga waxay la mid yihiin walaalkaaga xaaskiisa, dadka waxay haystaan inay tahay xaaska dareerka ama abtiga sida xaaska aabbaha oo kale, xaaska aabbaha quraanka ayaa si toos u […]
