Asc wllo waxan raba in aad talo isiiso waxan gala dambi waana ka towbaad keena haddana waan ku laabta isla dambigiina anoo a shalaynaya haddana waan ka towbad keena marka sidee iskaga dhaafa dambigaas ani go’aan sax ma qaata balse shaydan igu celiya waana ka shalaya markan sameeyo dambigaas sidee ugu towbad keena si aan markale ugu noqon.
Dambiga lagu noqnoqdo towbad ma leeyahay
Jawaabta:
Qofka muslinka kama istaago mar kaste inuu Alle u towbadkeeno, maxaayeelay diinta islaamka ayaa sidaas fartay qofka marna inuusan ka caajisin towbadda.
Damabiga qofka waa ka dhici karaa way dhici kartaa dhowr jeer inuu ku laabto asoo ka towbadkeenay, laakin ma aha inuu shaydaan isu dhiibo oo is yiraahdo ku sii soco dambiga maadaama aad gashay.
Waxaa laga rabaa inuu mar kaste towbad la yimaado si kaste uu dambi u sameeyay.
Alle wuxuu yiri asoo ka hadlaya kuwa isaga ka baqaya: