Categories
Fatwada

Qofka dumarka ah cowrada ugu daran xagee ka tahay

Qofka dumarka ah cowrada ugu daran xagee ka tahay Su’aasha: Gabadha culimada waxaan ka maqlaa in codkeeda xitaa cowro yahay kawaran hadey gabadhu tahay wariye markaas oo kale cowro ma noqon kartaa gabadhuna meeshee ugu daran ee cowro ka tahay. Jawaabta: Gabadha jirkeeda oo dhan waa cowro wejiga iyo labada calaacal waxan ahayn marka salaadda […]

Categories
Fatwada

Hilibka Geela weysada ma buriyaa

Hilibka Geela weysada ma buriyaa Su’aasha: Walaal hilibka Geela weysada ma buriyaa, waxaan arkay culimo ku doodeysa arintaas qaarna qaba inuu buriyo qaarna ay leeyihiin ma buriyo marka labadaas aragtiyood kee baan qaadan karaa oo kula saxan adi. Jawaabta: Walaal waa mas’alo fiqi ah oo culimada madaahibta isku khilaafeen qof kastana daliil ayuu haystaa, mas’alooyinka […]

Categories
Fatwada

Ninkii galmo ku dhinta naagta maa sabab u ah

Su’aasha: Walaal haduu nin isagoo naagtiisa u galmoonaayo uu galmadii darteed nafta kaga baxdo, naagtaas ma loo heystaa dhimashada ninkaas maxaysa tahay xukunkeeda. Jawaabta: Galmada caadi ahaan ma aha fal dil keenaya, haddii qof ku dhinto galmo taas macanaheeda ma aha in la dilay, laakin haddii galmada ay la socdaan waxyaalo keeni kara dil sida […]

Categories
Fatwada

Gabar dhillo ah mala guursan karaa

Gabar dhillo ah mala guursan karaa Su’aasha: Waxaan maqlay dad dhahaayo gabadha hadey zaaniyad tahay lama guursan karo arintaas maxaa ka jira wll. Jawaabta: Haddii naagta ay tahay dhilo cad oo sinaysanayso in la guursado lama oggola  daliil u ah oraahda Alle (S):   (الزَّانِي لَا يَنكِحُ إِلَّا زَانِيَةً أَوْ مُشْرِكَةً وَالزَّانِيَةُ لَا يَنكِحُهَا إِلَّا […]

Categories
Fatwada

Biyaha kacsiga yimaado hadey dharka iga gaaraan maku tukan karaa?

Biyaha kacsiga yimaado hadey dharka iga gaaraan maku tukan karaa? Su’aasha: Walaal markaan kacsado waxaa iga yimaada biyo jiid jiidmayo oo aan ahayn kan shahwada hadana jilcan marka biyahaas buumada iga gaaraan maku tukan karaa. Jawaabta: Maya biyaha dhacaanka ah oo ka yimaada ninnka iyo naagtaba oo aan ahayn shahwada waa in layska dhaqaa, waysadana […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada Talooyinka Consultation

Qofka biyaha shahwadiisa ma liqi karyaa!

Su’aasha: Walaal qofka ragga ah, haduu biyaha shahwadiisa liqo sow faa’ido umalahan bal intaas haleygaga soo jawaabo. Jawaabta: Lama oggola in la liqo biyaha shahwada kuwaaga iyo kuwa dadka kalaba waayo waxaa lagu tiriyaa waxyaabaha la kahado inkastoo aysan nijaas ahayn lama cuni karo, waa sida hargabka iyo diifka oo kale waa daahir laakin lama […]

Categories
Fatwada

Ragga xawayaanada u galmooda muxuu yahay xukunkoodu?

Su’aasha: Ragga qaar waxaa jira inta ay dareenkooda xakameyn waayeen u dhaca dhinaca xawayaanada la dhaqdo sida dameeraha Lo’da iyo ariga in ay fuulaan, arintaas diinteena maxay ka tiri teda kale haduu nin u galmoodo xoolaha aan cuno sida ariga iyo kuwa kale xoolahaas ku dhacay shahwadii ninka ma banaan tahay in la cuno ama […]