Caleenta gobka sida sixirka iyo isha loogu daaweeyo

Caleenta gobka sida sixirka iyo isha loogu daaweeyo Geedka gobka wuxuu ka mid yahay geedahadaawada ah, waa geed wax lagu dahiriyo, meydka xataa waa lagu dhaqaa. Miraha gabka jannada ayaa lagu cunaa. Waxaa lagu sheegay geedka gobka qoraanka kariimka Alle wuxuu yiri: (وَأَصْحَابُ الْيَمِينِ مَا أَصْحَابُ الْيَمِينِ ﴿٢٧﴾ فِي سِدْرٍ مَّخْضُودٍ) (Kuwa Midigta mari, Ma […]
