Daawashada filimada gaalada xunxun sida dhaqsiyaha badan loo joojiyo

Daawashada filimada gaalada xunxun sida dhaqsiyaha badan loo joojiyo Wiil labaatan jir ah wuxuu aad u daawan jiray filimada anshaxa xun. Filimada gaalada ay dhigaan. Wuxuu mar walba ka daawan jiray moobeelkiisa. Maalin asoo qolkiisa ku jiro oo filin xun daawanaya ayaa loogu soo galay. Qofka ugu soo galay waa adeerkiisa. Wiilkii intuu naxay ayuu […]
Daawashada filimada gaalada dambi miyaa

Daawashada filimada gaalada dambi miyaa Su’aasha: Asc bahda daruur een waxaan qabaa su’aal ah haddii adigoo muslim ah ma ku dhaqmi kartaa gaal xikmaddiisa iyo hadaladiisa teeda kle filimada gaalada ay soo jisho sida Hindiga iyo wixii lamid ahba ma daawan karaa qofka muslimka ahi Jawaabta: Hadalkii fiican oon diinta khilaafsanayn waa la qaadan karaa […]
Tirada 18 maxay tahay marka aad filin daawan rabto

Tirada 18 maxay tahay marka aad filin daawan rabto Su’aasha: Haddii aad daawan rabto aflaamta xun xun maxay tirada 🔞 kuu tusaan markasta maxayse ka wadaan tiradaas ay kusoo qorayaan shaashadda? Jawaabta: Dalalka yurub iyo America iyo kuwa ku raacsan xagga qaanuunka, waxay u arkaan da’da qofka lagula xisaabtamayo hadduu dambi galo inay tahay sanadka […]
Filimada xunxun madhalays may ninka ka dhigaan

Filimada xunxun madhalays may ninka ka dhigaan Su’aasha: scw walaal aad waxan u dawaday filimada qaawan oo raga iyo dumar isu taga niyadjab ayaan ka qaaday waxan idinka raba talo inaad i sisan oo hadan fuliyo taladas sideydi hore aan ku noqonayo, waxan kaloo aan rabaa inaan ogaado qofka daawada filimadaas oo biyaha isku celiyo […]
Wiilka rabay inuu nabiga (SCW) zinada u fasaxo

Wiilka rabay inuu nabiga (SCW) zinada u fasaxo Xadiiskan wuxuu ka mid yahay axaadiista ugu yaabka badan, oo tilmaamaya dhalinyarnimada halista ay leedahay qofka marka ay shahwada ku badato jirkiisa wuxuu noqonayaa qof sida majnuun oo kale, wuxuu rabaa inuu wax kaste sameeyo laakin eeg sida nabiga (scw) uu ula dhaqmay wiilka rabay sinada in […]
Talaabooyin aan naftayda ku nacsiin karo siigada iyo daawashada filimada qaawan?

Su’aasha: Walaal mararka badan waanka taxadaraa inaan siigeysto hadana markey i qabatinto bahasha maba lihi awood aan ku xadido rabitaankeyga siigada ayaa saa’id sidaasna waxaan adeegsadaa anoo muuqalada galmada daawanaya ayaan ku biyo baxaa marka waxaan rabay naftayda miyaan nacsiin karaa siigada sideese u nacsiin karaa waan arkay qoraalo badan oo aad arintaas kaga hadasheen […]
Sigis qofkii fiirsado cudur muu ka qaadaa

Sigis qofkii fiirsado cudur muu ka qaadaa Su’aasha: Walal qofka dhalin yarada ah mararka qaar wuxuu ku dhacaa inuu dawado filin sigis waxa dhici karto waqti badan inu dawado waxan maqlay filika sigiska cudur ama jiro ayuu u kena dadka, marka taas ma iga jahil bixin kartaan? Jawaabta: Daawashada filimada galmada ama magaca aad u […]
