Caleenta gobka sida sixirka iyo isha loogu daaweeyo

Caleenta gobka sida sixirka iyo isha loogu daaweeyo

Caleenta gobka sida sixirka iyo isha loogu daaweeyo Geedka gobka wuxuu ka mid yahay geedahadaawada ah, waa geed wax lagu dahiriyo, meydka xataa waa lagu dhaqaa. Miraha gabka jannada ayaa lagu cunaa. Waxaa lagu sheegay geedka gobka qoraanka kariimka Alle wuxuu yiri: (وَأَصْحَابُ الْيَمِينِ مَا أَصْحَابُ الْيَمِينِ ‎﴿٢٧﴾‏ فِي سِدْرٍ مَّخْضُودٍ) (Kuwa Midigta mari, Ma […]

Noocyada sixirka caalamka ka jira Types of magic in the world

Noocyada sixirka caalamka ka jira

Noocyada sixirka caaalamka ka jira Types of magic in the world nooc kaste qaab ayaa loo adeegsadaa dadka saxarada oo sixirka sameeya qaabab badan ayay u sameeyaan tafaafulka, dadka kitaabgablowga wuxuu adeegsadaa jinka iyo shayaadiinta siduu dadka u sixiro     Magic is a general term used to describe an activity that changes the state […]

Sixirka dhulka lagu aaso siduu jirka u xanuujiyo iyo daawada

Sixirka dhulka lagu aaso siduu jirka u xanuujiyo iyo daawada

Sixirka dhulka lagu aaso siduu jirka u xanuujiyo iyo daawada Sixirka waa wax jira oo lagu sheegay Quraanka, waxaana loo adeegsadaa shayaadiinta, sixirka inta badanna waa lagu gaaloobaa, oo nooca shikiga la xiriira, diinta islaamka way xarrimtay in sixirka la barto iyo in lagu dhaqmo, sidoo kale in loo tago sixirowga. Sixirka wuxuu leeyahay qaabab […]

Sixirka yaa u badan adeegsigiisa rag iyo dumar

Sixirka yaa u badan adeegsigiisa rag iyo dumar

Sixirka yaa u badan adeegsigiisa rag iyo dumar Saxirka waa la og yahay waa fal xun oo shaydaan xiriir la lix. falka sixirka dad badan ayaa ku dhaqma waa dadka diinta ka furtay. sixir gaalnimo ayuu qofka u jiidaa. daraasooyin badan marka la sameeyay waxaa la ogaaday dumarka inay aad ugu dhaqmaan sixirka, marka raga […]