Daawashada filimada gaalada xunxun sida dhaqsiyaha badan loo joojiyo
Wiil labaatan jir ah wuxuu aad u daawan jiray filimada anshaxa xun.
Filimada gaalada ay dhigaan.
Wuxuu mar walba ka daawan jiray moobeelkiisa.
Maalin asoo qolkiisa ku jiro oo filin xun daawanaya ayaa loogu soo galay.
Qofka ugu soo galay waa adeerkiisa.
Wiilkii intuu naxay ayuu moobeelka iska tuuray.
Adeerkiisa wuu soo qaaday moobeelka wuxuu arkay asoo jabay oo damay.
Wuxuu ku yiri wiilka uu adeerka u ahaa maxaad u tuurtay moobeelka?
Wuxuu yiri adiga ayaan kaa baqay sidaas ayaan u tuuray?
Wuxuu yiri maxaad iiga baqday?

Wuxuu yiri waxaan ka baqay inaad aragto waxa aan daawanayay.
Adeerka wuxuu yiri ii sheeg waxa aad daawanaysay waxaan ballan kaaga qaadayaa inaanan u sheegaynin aabbahaaga iyo hooyadaada.
Waliba waxaan kaa xallinayaa dhibkaas anaana kuu iibinayo moobeel cusub.
Wiilkii wuxuu u sheegay adeerkiisa inuu daawanayay filin xun oo aad u daran. filin gaalada ay xumaan ku samaynayaan.
Wuxuu ku yiri adeerkiisa goormaad waxaas baratay yaana ku baray?
Wuxuu yiri afar sano kahor ayaan bartay waxaana I tusay marka ugu horreysay nin wiil saaxiibo aan ahayn ay qaraabo ahaayeen.
Wuxuu noo shiday filin xun wuxuu nagu yiri waa filin dhalinyaro.
Maalintaas lagasoo bilaabo ilaa iyo hadda ayaan daawan jiray.
Runta markaan kuu sheego ciriiri ayaan dareemi jiray markaan daawado.
Niyadjab iyo fikir ayaan ka qaadi jiray.
Adeerka wuxuu yiri filimada xunxun filimada wasmada waxaa loogu talaggalay in lagu burburyo dhalinyarada.
Waxay qofka ka reebayaan faciisa. Wuxuu noqonayaa qof ku fashilmay nolosha. Waxbarashada. Iyo Guurka.
Waxyaalaha gaalada ay filinka ku sameeyaan ma waxaad u malaynaysaa inuu sax yahay. filinka galmada waa been la jilaayo
Waa been la jilaayo. Waxaa laga dhigaa wax fiican inuu yahay. laakin waa jilitaan been ku dhisan.
Wax raaxo ma dareemaan dadka jilaayo.
Saacadaha dheer waa feek waxaa lagu sameeyaa montaaj.
qofka biyaha kasoodaahayo saacado badan sameynaya galmada wax jiro ma aha.
Inta qaabab badan loo duuubo ayaa laysku kabkabaa.
Marka qofka daawanayo wuxuu u malaynayaa in raaxo laga helayo.
filimada anshaxa xun raaxo ma laha.
Balse wuxuu kaa dhigaa qof noloshiisa nacayo.
Dadka isqaba ayaa gurigooda sidaas ku burburo.
Marka wiil yar baad tahay. Ballan iga qaad inaadan mar kale daawanaynin. Anigana waxaan ballan kaaga qaadayaa inaan kuu soo iibinayo moobeelkii aad rabto.
Adeerka wuxuu ahaa nin lacag leh .
Wiilkii sidaas ayuu kaga haray daawashada filimada xunxun filinka wasmada gaalada ( sigiska).
Ballanta adeerkiisa uu ka qaaday ayuu si fiican uga soo baxay.
Adeerkiisa ayaana sabab u ahaa
Marka qofka loola dhaqmo si wanaagsan wax kaste waa la fahansiin karaa.
Tarbiyada wanaagsan waxay ku jirtaa degganaan iyo aqoon iyo caqli.
Adeerkan waa adeer fahansan dadka sida loola dhaqmo.
Filimada xun qaabkeen isaga reebi karaa talo i siiya
How to stop watching bad infidel movies quickly
A twenty-year-old boy used to watch bad movies a lot.
Movies made by infidels.
He always watched them on his mobile phone.
One day, he was in his room watching a bad movie when someone broke in.
The first person to break in was his uncle.
The boy was shocked and threw the mobile phone away.
His uncle picked up the mobile phone and saw that it was broken and turned off.
He said to his nephew, why did you throw the mobile phone?
He said, I was afraid of you, so I threw it like that?
He said, why were you afraid of me?
He said, I was afraid that you would see what I was watching.
The uncle said, tell me what you were watching, and I promise not to tell your father and mother.
I will also solve this problem for you and sell you a new mobile phone.
The boy told his uncle that he was watching a very bad and violent movie. A movie in which the infidels are doing evil.
He said to his uncle, when did you learn this and who taught you?
He said I learned it four years ago and he showed it to me for the first time to a guy who was not a friend but a relative.
He turned on a bad movie for us and told us it was a movie for young people.
From that day on, I have been watching it ever since.
To tell you the truth, I used to feel depressed when I watched it.
It used to take my mind off things and thoughts.
The uncle said that bad movies and pornographic movies are meant to destroy young people.
They exclude a person from his peers. He becomes a failure in life. Education. And marriage.
Do you think the things that infidels do in movies are right? Sex movies are fake.
They are fake. They are made to look good. But they are fake.
The actors don’t feel comfortable.
The long hours are fake and they are montaged.
A person who has sex for many hours is not a problem.
The more they are filmed, the more they are filmed.
When the person watches it, he thinks that he is getting pleasure from it.
Bad movies are not fun.
But they make you hate your life.
Married people break up in their homes like that.
When you are a young boy. Promise me that you will not watch it again. And I promise you that I will buy you the furniture you want.
The uncle was a rich man.
The boy was left watching bad movies in the infidel’s movie (sigiska).
He kept his promise to his uncle.
His uncle was the reason
When a person is treated well, anything can be understood.
Good upbringing lies in calmness, knowledge, and wisdom.
This uncle is an uncle who understands how to treat people.
