Urka daran ee xubinta taranka iyo dhabar xanuunka

Su’aasha:

scw waxaan isku arkaa mar walbo ur aad u daran oo kasoo baxayo farjiga ama cambarka waana joogto marka aan galmada ninkayga la samaynayo ayuu darsadaa waxaanna dareemaa markaas xanuun dhabarka hoostiisa ayan ka dareemaa maxaa la dhahi karaa arrintaas

Urka daran ee xubinta taranka iyo dhabar xanuunka
Urka daran ee xubinta taranka iyo dhabar xanuunka

Jawaabta:

Urka farjiga inta badan wuxuu ka yimaadaa xanuunno bakteeriyo ay sabab u tahay.
Waxaa laga yaabaa  naabro inay jiraan oo gudaa farjiga ku yaalla, taas sidoo kale sabab ayay u noqon kartaa xanuunka dhabarka hoostiisa.

waxaa kaloo dhici karto wax inuu galay oo la xiriira waxyaalah laysku nadiifiyo maro ama dun
Waxaa kaloo arrintaas ay ka imaan kartaa nadaafo darro.

Ku dadaak nadaafadda.

Waxaa fiican inaad ku dhaqdo biyo qandac ah oo milix lagu daray.

Haddii aarinta ay kaa hari wayso waxaad u baahan tahay inaad dhakhtarad u tagto oo aad baaritaan samayso.

 

Halkan ka daawo cuncunka waxa keena

 

Vaginal odor is often caused by bacterial infections.
There may be sores in the vagina, which can also be a cause of lower back pain.

It can also be caused by something that has been used to clean the vagina.

It can also be caused by poor hygiene.

Be careful with hygiene.

It is best to wash your vagina with warm water and salt.

If the problem persists, you need to see a doctor and get tested.

Leave a Reply