Riyada kaadida iga fakanayso anoo suuliga aan gaarin

Riyada kaadida iga fakanayso anoo suuliga aan gaarin Riyada: Waxan kuriyoday ano qolka jiifka kujira kaadi iqabanesa kadib wanso baxay san suliga utago qolka iridiisa markan kaso baxay kadidi wey iga fara baxsatay ano irida tagan kaadi aad ubadan ano ka cabsanayi inu qof I arko kadib ninkeyga qolka kujiray aya so maqlay kadida wuso […]
Qof baa afka igaga kaajay riyadaas waa maxay

Qof baa afka igaga kaajay riyadaas waa maxay Riyada: Asc wllo. Waxan ku riyooday. Naag fanaanad caana ah oo aan dareemayay in ehel-nimo ama wax lamida naga dhaxeeyan ayaa suuqa kusoo xanuusatay, waxa lasocotay oo garabka haysay Gabadh xaas ah oo aan aqaano, waxay galisay guri dhakhtar ah oo u muuqda guriga ay dagan tahay. […]
Riyada naag la qabo kaadida ninkeeda ku qubeysanayso

Riyada naag la qabo kaadida ninkeeda ku qubeysanayso Riyada: SC waxan ahay gabar la qabo ilaa hada ilmo ma dhalin waxan ku riyooday qof i dhahayo hadii aad rabto inaad dhasho ilmo kaadida ninkaaga ku qubeyso riyada dhaxdeda ninkeyga weel intuu keenay ayu ku kadshay kaadida aad bay u badnayd mdaxa ayan ku shubtay kadib […]
Riyada gabar ku kaadisay masjid ay culimo ka buuxaan

Riyada gabar ku kaadisay masjid ay culimo ka buuxaan Riyada: Waxan ku riyadoy anigo masjid ay culumo ka buuxda ku jiro u ka mid aha sh,xusen cali jabuti ka dibna masjidka dhexdisa ayan ku kaadiye lkn kadida ku tala gal igama ahayn wey iga baxsaty ka dib anigo xishonaya ayan ka so baxy masjidka o […]
Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah

Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah Riyada: Sc sheekh hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah oon suuli lahayn markas waxay aragtay in nin meel u dhaw jooga niayada iska leeyahay ayay tidhi ninkaasi talow muu istinjoonaya isaguna waan kacay anoon iska maydhin. Fasirka: […]
Nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta

Su’aasha: Asc, nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta ay leedahay qaad soo daadi ,,Ninka waa nin wax dhalay weeye, tuunjiga waa kii yaraa weeye ee caruurta istecmaala , wuuna ka qaaday hooyadii tuunjiga , maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu faraha kala bixi doono arrimo dhib […]
Riyada suuliga oo xaar ka buuxo

Riyada suuliga oo xaar ka buuxo Riyada: ALLAH MAHADLEH Asc WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO KU KAAJAAYA SUULI UU XAAR KA BUUXO OO GUDAHOO DHAN AAD IYO AAD LKN WAX URA AAN LAHAYN MUU URAYNIN WAANKU KAADIYAY ALLAH MAHADLEH Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad […]
