Riyada aabbe iyo bisado badan wato

Riyada aabbe iyo bisado badan wato

Riyada aabbe iyo bisado badan wato Riyada: Asc shiikh Waxan ku riyooday abahay oo geeriyoody mudo dhow wuxuna muutan yahay 7malin. Hadab aabahy ayaa riyo iigu imid isgoo gaari Saran oo meel aadayo wuxuna watay bisado badan Ana gaari kale ayaan kaso dab qaatay waxan uwaday labo bisad oo kale wuxuna igu yidhi intuu garigii […]

Riyada qof xanunsan iyo guriga bisado badan yar yar jogaan

Riyada qof xanunsan iyo guriga bisado badan yar yar jogaan

Riyada qof xanunsan iyo guriga bisado badan yar yar jogaan Riyada: ASC walalayal riyadan i fasira Allaha idin ka rali noqdee. Waxan arkay anigoo u tagay rer an qarabo nahay gabadha guriga waxay i shegtay in aabo heeda xanunsan yahay. Waxan ku dhahay aan Quraan saaree qol kiisa i geey. Anigoo yaqiinsan inuu quraan keyga […]

Waxan Ku riyooday anoo la joogo Donald Trump

Waxan Ku riyooday anoo la joogo Donald Trump

Waxan Ku riyooday anoo la joogo Donald Trump Riyada: Asc gudomiye sidad I fartay xalay salatul istiqarah Ayan dukaday waxan Ku riyooday madaxwynihi hore ee marekanka Donald trump waxan arkay asago laba nin oo madow ah eey dhincihisa taganyihin ay wada hadlayaan aniga Aya so ah ag istagay waxan salamay nimanki la tagna Madonna asaga […]

Riyada bisad yar oo boodboodaysa

Riyada bisad yar oo boodboodaysa

Su’aasha: asc bahda daruur wa idin salaamey waxaan kuriyoodey ano bisad yar dhulka dhigey kadib aan dhinac ujeestey dhinacii ayey igu daba timid dhinacaan ujeestaba wey bood boodeysa oo horteda imaane wana kacabsaneya iney igu soo boodo bisaduna waa bisad yar ilmo yar ah ayado oo aan waxba iyeelinban sookacey. Jawaabta: Inshaa Allaah riyada waa […]

Fasiraada riyada bisadaha yaryar, waxaraha yaryar iyo naylaha yaryar

Fasiraada riyada bisadaha yaryar, waxaraha yaryar iyo naylaha yaryar

Su’aasha: Asc, Xalay ayaan waxaan ku riyooday, bisado yar yar oo dhalo ah, waxaro yar yar oo dhalo ah, iyo naylo yar yar oo dhalo ah, oo gurigayga jooga waliba qol qolalka guriga ka mid ah. Xaaskayga ayaa ku idhi roog qolka yaalay meesha ka qaad yey ku kaajine waxay tidhi iskadaa waxba ma yeelayaane […]

Riyada aabbaha dhintay oo masjidka u socda

Riyada aabbaha dhintay oo masjidka u socda

Su’aasha: Waxaan ku riyooday aabaheey oo dhintay ayaan ku riyooday wuxuu i yiri haye masjidka naken intan bixin ayuu soo qaatay bisad caruurteeda ayuu itusay guriga iridkiisa ayey ahayd maxay tahay walaal. Jawaabta: Riyadan waxay wadataa bishaaro farxad iyo wanaag, bisada yar waa farxad iyo bishaaro, waxaa kaloo ay tilmaamysaa wanaaggaaga inuu ku jiro salaadda […]

Riyada bisado yaryar maxay noqon kartaa

Riyada bisado yaryar maxay noqon kartaa

Su’aasha: waxaa kale oon ku riyoday anigoo kugi ka galaayo dusha kore ama kor kaso GALAYO Mel uu ka baqsanaa oo kale meshisa waxan ku arkay bisado yar yar waxan kale ion ku arkay nin aanan garanayn meshii ayaana ku wada weeso qaadanay. Jawaabta: Riyada bisadaha yaryar aad bay u fiican tahay waxay tilmaamysaa liibaan […]