Riyada kaadida iga fakanayso anoo suuliga aan gaarin

Riyada:

Waxan kuriyoday ano qolka jiifka kujira kaadi iqabanesa kadib wanso baxay san suliga utago qolka iridiisa markan kaso baxay kadidi wey iga fara baxsatay ano irida tagan kaadi aad ubadan ano ka cabsanayi inu qof I arko kadib ninkeyga qolka kujiray aya so maqlay kadida wuso baxay wuxu arka irida dhan kadi ah wuu tirtiraa iifasir plse

Riyada kaadida iga fakanayso anoo suuliga aan gaarin
Riyada kaadida iga fakanayso anoo suuliga aan gaarin

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhalmo, ilmo badan ayaad dhali doontaa oo aad ku faraxdo.

Naagta xaaska ah markay ku riyooto iyadoo kaadinayso fasirka riyada wuxuu noqonaa dhalmo.

Ilaahay ha kaaga dhigo khayr iyo wanaag.

 

Halkan ka daawo haddaad ku riyooto kaadi

 

The dream indicates childbirth, you will have many children and you will be happy.

When a married woman dreams of urinating, the interpretation of the dream is childbirth.

May God make you good and prosperous.

Leave a Reply