Riyada aabbe iyo bisado badan wato
Riyada:
Asc shiikh
Waxan ku riyooday abahay oo geeriyoody mudo dhow wuxuna muutan yahay 7malin.
Hadab aabahy ayaa riyo iigu imid isgoo gaari Saran oo meel aadayo wuxuna watay bisado badan Ana gaari kale ayaan kaso dab qaatay waxan uwaday labo bisad oo kale wuxuna igu yidhi intuu garigii istaajiyey aabo bisadahan ayaa igu filan ee ordoo gurigii aad

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa dad dhib badan oo labo wajeeleyaal ah oo aabbahaaga khiyaani jiray adigana aad wali la dhaqmayso, ama aad soo dhoweysanayso.
riyada waa digniin, bisadahaas waxay tilmaamayaan dad xunxun oo khiyaano badan.
iska ilaali dadka aabbahaaga khiyaani jiray
Halkan ka daawo riyada aabbaha
The dream indicates difficult and deceitful people who used to betray your father and you are still dealing with them, or are getting close to them.
The dream is a warning, these cats indicate bad and deceitful people.
Beware of the people who used to betray your father
