Riyada abtigey oo mar hore dhintay oo badar cunaya

Riyada abtigey oo mar hore dhintay oo badar cunaya Riyada: Waxaan xilli subax ah ku riyooday abtigey oo sanad ka hor dhintay isagoo ii sheekeynaya waliba raashiin cunaya aniga markaas waxaan rabaa inaan waxa uu cunayo aan la cuno awoodda uma lihi ee maxaa lagu fasiri karaa? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad fiican inuu ku […]
Riyada walaashayda oo loos na siinayso

Riyada walaashayda oo loos na siinayso Riyada: asc sheekh 1 ku riyoday xili duhur ah anigoo jooga guri cusub oo gogolan waxa degan familygayga waxa timi walaashay oo soo iibisay lawska shiidan peanut butter waan wada cunay anaa ku leh lacagta oo dhan xageed ka keentay aad qof walba ugu soo iibisay lawska waxay igu […]
Riyada qoyska aabo iyo hooyo ka socdo oo dhan ayaa meel ku wada cunteynaya

Riyada qoyska aabo iyo hooyo ka socdo oo dhan ayaa meel ku wada cunteynaya Riyada: Asc sh. Waxan kuriyoday riyo xalada hada aanku suganahayna waxay tahay abahay aya xanuunsan oo isbitaalka yaala intaa kadib riyadaydu waxay tahay habeen ayaan ku riyooday qoyska dhan kuwa aabo iyo hoyo kasocdo oo dhan ayaa meel ku wada cunteenaya […]
Riyada wiil aan cunto siinayo iyo naag xubinta raga leh

Riyada wiil aan cunto siinayo iyo naag xubinta raga leh Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga waxa jooga qolka hurdad wiil aan habrwadaag nahay wuxu I yidhi waan jiifsanaya ee ii keen cunto aan cuno waxaan u geeyay cunto shaah iyo bun laxoox ayaan ka xasuusta wiilkaasi wuu cunay waxan ka sugaya […]
Riyada cunto laguu keenayo laakin aadan cunin

Riyada cunto laguu keenayo laakin aadan cunin Riyada: Asc waxan kuriyooday anigoo huteel cuntu kujira nin baa agtayda fadhiyaya kadib wuxuu yidhi cuntada waan kudalbay qado hilib ah waxaan idhi qado uun kaama rabno wuxuu igu yidhi cun qadad kadib anigoon cunin qadadii ayaa waxaa Soo galay huteelkii nin kale agtayada intuu istagatay ayuu dhexdiisa […]
Riyada naag wax la cuno aan weydiiyay

Riyada naag wax la cuno aan weydiiyay Riyada: Waxaan ku riyooday Naag aan aqaano oo qofyar xambaarsan oo aan la joogo wakhti habeen ah; meel khudrad badan utaalo, hareeraha ood baa kagasoo dayrneyd, macno xero oo kale. Meeshii markaan ka tagaynay baan gaajo dareemay; kadib waxan ku idhi wax lacunaa mayaalaan? Waxay igu tidhi ma […]
Riyo hotel cunto lagu cunayo waxaan ila socotay walaashayda

Riyo hotel cunto lagu cunayo waxaan ila socotay walaashayda Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga hotel cunaya cunto waxaan la socdaa walashay iyo hablo ay saaxibo yihiin aniga iyo walashay waaxan cunaya roodhi iyo hilib duqad ah 3nooc oo shigni hablo kale waxay cunayaan Roodhi iyo beans waxaan cabaynaa shaah iyo sharaab waxa […]
