Riyada toobka cusub walaashay iga qaadanayso

Riyada:

asc
waxaan ku riyooday walaasahay iga yar oo qolka soo gashay iyadoo xidhan toob cusub oo iga gaabtay midabkiisana waa akhtar khafiif ah waxaan ku leeyahay ala oo adigana wax yar uu kaa gaaban yahay

Riyada toobka cusub walaashay iga qaadanayso
Riyada toobka cusub walaashay iga qaadanayso

Fasirka:

Waxaa laga yaabaa riyada inay xiriir tilmaamayso, qof adiga aad xiriir la layad ayaa walaashaada xiriir la yeelan doonto.

Laakin xiriirkiisa ma noqonayo mid munaasib ah.

Sababta adiga aad uga fogaatay qofkaas iyadana sababtaas ayay uga fogaan doontaa.

Ilaahay khayr haka dhigo.

 

 

Riyada dharka halkan ka daawo

 

The dream may indicate a relationship, someone you are in a relationship with will have a relationship with your sister.

But their relationship will not be appropriate.

The reason you distanced yourself from that person will be the same reason she will distance herself from him.

May God bless you.

Leave a Reply