Riyada aabbo iyo faraantiyo aan mid ka dooranayo

Riyada aabbo iyo faraantiyo aan mid ka dooranayo Riyada: Asc sh. Horta abahay ilahay ha u naxriiste waanku riyooday waxanu joognay isbitaal Wayn sidaan ka fahmayna isbitaalkas aabo ayaa iska lahaa. Hadaba aniga iyo maamada bahda kale dhashay ayaa xooga waan is yara maagnay aabo ayay igu dirtay Ana aabo ayan been u shegaya oo […]
Riyada faraantiga iyo xirashada kabaha

Riyada faraantiga iyo xirashada kabaha Riyada: Shekh wxan kuriyooday labo riyood oo kala ah aniga oo wado dheer maraya meeshuna madow be ahayd habeen ah kadib talaabo aan qaadoba faraanti ayaan qaadanayay farantiyo aad u wada qurxoon ayaan aruursanayay oo dahab ah guriga markaan imaaday dadka guriga joogay odhan ban u qaybiyay halka anigana aan […]
Riyada anoo gabar faraanti farta u galinaya

Riyada anoo gabar faraanti farta u galinaya Riyada: Asc. Maalin waxaa Ku riyooday gabar aan jeclahay lkn iyada ma ogo anigoo gurigooda joogo mid la dhashay ayaa nala joogay faraanti aan lahaa ayay i waydiisatay ayada iyo aniga kan la dhashay noo dhaxeeyay waa u soo bixiyay ka dib ayay igu dhahday faraantiga farta ii […]
