Riyada walaashayda oo loos na siinayso

Riyada:

asc sheekh
1 ku riyoday xili duhur ah anigoo jooga guri cusub oo gogolan waxa degan familygayga waxa timi walaashay oo soo iibisay lawska shiidan peanut butter waan wada cunay anaa ku leh lacagta oo dhan xageed ka keentay aad qof walba ugu soo iibisay lawska waxay igu tidhi xitaa hooyo midbaan u soo iibiyay waan u hadyaynayaa markay timaado anuu waxaan leeyahay waan soo maydhanyaaye qolkan suuliga leh iiga soo baxa waxasoo garacday albaabka inan yar oo ay quraan wada dhigan jireen walshay oo iyaduna cunaysa lawska shiidan

Riyada walaashayda oo loos na siinayso
Riyada walaashayda oo loos na siinayso

Fasirka:

Riyada waa riyo tilmaamayso guul iyo arsaaq xalaal ah oo badan idinay idin soo socoto.
Sidoo kale nolol farxad leh ayay tilmaamaysaa waa khayr.

Halkan ka daawo riyada cuntada

 

The dream is a dream that indicates success and abundant halal sustenance coming your way.
It also indicates a happy life, which is good.

Leave a Reply