Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada naasaha gabadha laga jarayo

Riyada naasaha gabadha laga jarayo Riyada: Gabar aan la qabin haday riyo ku aragto iyadoo naasaha laga gooynayo naasaha oo aad u waaweyn ibtooday soo taagan tahay.   Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad xun inay gali doonto gabadha hadday aragto iyadoo naasaha laga gooynayo, waxaa laga yaabaa inay gasho dhibaato weyn oo la xiriirta dhaqaalaha. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka asoo ku dhexjiro dad is dagaalaya

Riyada qofka asoo ku dhexjiro dad is dagaalaya   Riyada: Sheikh waxan kuriyoda walipa 2 haben isku xigta kuriyooday anigoo dagaal kudhexjira yacni dad is dagaloo kujira2 hbn igu so noqotyy plz isoo fazir taaa🙏 Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato aad dhex gali doontid waxaana sabab u noqonayo dad adiga kuu dhow oo aad wax […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada meydka iyo hilibka dadka iyo nin sheekh lala hadlayo

Riyada meydka iyo hilibka dadka iyo nin sheekh lala hadlayo Riyada: Asc sheekh, waxan kuriyooday anigoo jooga meel aanan aqoonin ilmahay ayaa ilajoogay waxan ka arkayaa magacayga shaashad TV ookale ah waxa kaloo kahadlaya shaashada nin aanan aqoonin oo madow american ah oo aan leeyahay horay ayaan wax uwaydiiyay sida waxsheeg ookale kadibna waxan tiktok […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Cabsida joogtada ah maxaa keeni kara

Cabsida joogtada ah maxaa keeni kara Su’aasha: Waxan idinka codsanayaa inaad iga jaahilbixisan cabsida daran qofka uu dareemayo gaar ahan habeenka markii hurdi rabo maxaa daawo u ah ? Jawaabta: Cabsida sababo badan ayay ka dhalataa, waxay ka dhalan kartaa inaad joogto meel aan amaan lahayn ama inaad ka baqayso dad laga yaabo inay wax […]

Categories
Af English

Ereyo English ku dhamaado OUS ama ICK

Ereyo  badan oo afka ingiriiska ka tirsan ayaa ku dhamaado maqdaca “ous” ama  “ick” taas qofka sahal ayay uga dhigaysaa inuu qabto ereyadaas. gaar ahaan markuu isku barto oo hal meel uu isugu keeno. Jadwalkan wuxuu kuusoo jamcinayaa ereyo ka mid ah kuwa maqdaca “ous”   Many words in the English language end in the […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Sidee loo kiciya dareenka raga

Sidee loo kiciya dareenka raga Su’aasha: Waxan donaya inaad i shegtaan dareenka ninka sidey xaaskiisa u kicin karto oo ugu fudud wayo nimanka qaar ma aha kuwo dhaqsi u kaco taas maxaa keenaya mida kale ninka geedka maxaa ka damiyo markay galmada socoto taasna xal malo heli karaa. Jawaabta: Su’aashaada oo ah sidee loo kiciyaa […]

Categories
Sheeko Story

Sheekadii dooliga iyo ninka makhaasiinka iska lahaa

Sheekadii dooliga iyo ninka makhaasiinka iska lahaa Waxaa jiray doolli wuxuu ku noolaa makhaasiin qamadi ku keydsanaa, makhaasiinka wuxuu lahaa boq yar oo qamadiga kasoo daato laakin xabad xabad ayuu usoo daadan jiray illeen boqa aad buu u yaraa. Doolligana wuxuu ku noolaa nolol fiican, laakin maalin maalmaha ka mid ah wuxuu rabay inuu ku […]