Categories
Af English

Afka Ingiriiska labada maqdac “oa” iyo “ai” meelaha ay galaan

Maqdaca “oa” wuxuu ka galaa ereyada afka ingiriiska qaarkooda waxaana ka mid ah ereyadaas ereyadan soo socda Waxaana loo tarjumay af carabi iyo af soomaali The letter “oa” is used in some English words, including the following words Translated into Arabic and Somali English Somali Arabic goal gool هدف goat ri’ عنزة road waddo طريق […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhowr sabab keenaya calool xanuun wax ka ogow

Dhowr sabab keenaya calool xanuun wax ka ogow Calool xanuunka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha dad badan ay ka sheegtaan mar kaste, waliba waxaa u badan ilmaha yaryar, marka calool xanuunka wuxuu qofka u geysanayaa dhibaato iyo nasasho la’aan. Haddaba maxaa la dhihi karaa caloosha ayuu xanuunjiyaa? Waxaa ka mid ah waxyaalaha sabab u noqon […]

Categories
Aqoonta Guud

Maalmaha isbuuca iyo bilaha af soomaali ah

Maalmaha isbuuca iyo bilaha af soomaali ah Maalmaha isbuuca af somali sida loogu yaqaano halkan ayaad ka akhrisan kartaa. waxaa laga soo qaaday buuga barashada af soomaaliga asoo PDF ayaad halkan ka heli kartaa.Buugga-ila-baro-Soomaaliga Waxaa loo tarjumay afka carabiga dhamaan ereyada maalmaha iyo bilaha iyo sanadaha iyo waqtiga guud ahaan. Af somaliga waa af hodan […]

Categories
Caafimaadka Health

Hilibka idaha caafimaadka uu u leeyahay raga iyo dumarka

Hilibka idaha caafimaadka uu u leeyahay raga iyo dumarka Waxtarka caafimaad laga helo hilibka idaha lama soo koobi karo hilibka idaha wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ugu muhiimsan oo qofka u roon caafimaadka jirkiisa, siiba xagga xubnaha jirka. Dadka soomaaliyeed uma badna cunitaanka idaha waxay u badan yihiin inay cunaan hilibka geela iyo hilibka ariga […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan

Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan Waxtarka sanbuuska dhanka caafimaadka waxay ku xiran tahay sanbuuska waxa lagu shubay, haddii ay yihiin waxa lagu shubay wax nafaqo leh sanbuuska markaas wuxuu noqonayaa mid nafaqo leh. Caadi ahaan sanbuuska waxaa lagu shubaa hilib iyo basal iyo barbarooni, taas waxay keenaysaa inuu ka kooban yahay waxyaalo kala […]

Categories
Caafimaadka Health

Suunka caloosha lagu yareeyo waxa uu taro

Suunka caloosha lagu yareeyo waxa uu taro Suunka baruurta caloosha lagu yareeyo wuxuu u kala baxaa dhowr nooc, waxaa jira mid caadi ah oo ka samaysan maaddo balaastik oo kale ah ama maro adag layloon ah. Midkaan wuxuu majuujiyaa baruurta caloosha wuxuuna gubaa dufinta xalusta wuxuuna anfacaa raga iyo dumarka. Dad badan ayaa suunka caloosha […]

Categories
News

Xubinta dumarka maxaa weyneeya

Xubinta dumarka maxaa weyneeya Dumar badan waxay is weydiiyaan su’aashan oo u baahan jawaab cilmi ku salaysan,  marka aan u eegno si cad waxaan ogaan karnaa arrimo badan oo muhiim ah. Siilka dumarka caadi ahaan labo dhinac ayaa laga eegayaa dhinca waa banaanka cambarka dhinacna waa gudaha. Weynaanta xubinta taranka gabdhaha waxaa inta badan laga […]