Riyada anoo aasayo umul muminiina Caaisha

Riyada anoo aasayo umul muminiina Caaisha Riyada: Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo aasaayo umul muminiina Caaisha bintu abii bakar qabriga dhax dhigaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto murugo oo la xiriiro noloshaada. Waayo magaca wuxuu tilmaamayaa nolol iyo cimri dheer laakin aasitaanka ayaa laga fahmayaa dhibaato. Waxaa lagaaga baahan yahay inaad […]
Riyada nin meyd guriga yaalla oo hooyo hilibkiisa cunayso

Riyada nin meyd guriga yaalla oo hooyo hilibkiisa cunayso Riyada: Sheikh waxaan ku riyooday riyo anoo gurigaayaga joogna ina laga dhex helo meed oo nin cad cad ah riyada waxan u maleenya inaa ku lahayn waa gaal kadib ninkii meedkiisa hooyaday ayaa hilibkiisi cuntay Riyo kalena waxa weeyi : Anoo meel socda nin aan aqoon […]
Riyada meydka iyo hilibka dadka iyo nin sheekh lala hadlayo

Riyada meydka iyo hilibka dadka iyo nin sheekh lala hadlayo Riyada: Asc sheekh, waxan kuriyooday anigoo jooga meel aanan aqoonin ilmahay ayaa ilajoogay waxan ka arkayaa magacayga shaashad TV ookale ah waxa kaloo kahadlaya shaashada nin aanan aqoonin oo madow american ah oo aan leeyahay horay ayaan wax uwaydiiyay sida waxsheeg ookale kadibna waxan tiktok […]
Riyada walalkay oo meydkiisa naloo keenay

Su’aasha: Asc maxay tahay Riyada meydka walalkay oo lanoo keenay iyadoo la leeyahay Tacsi ayaa idin taalo. Riyada waxaa ku riyootay gabar la qabo fG horey ayaan Riyadan usoo qoray walina la iima jawaabin Jawaabin: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo qalqal kula soo gudboonaan doono iyo cabsi iyo dood iyo dagaal, waliba waxay la xiriiraan […]
Waxaan ku riyooday anigoo guurinaya gabar dhimatay anna aan guursanayo naag la qabo

Waxaan ku riyooday anigoo guurinaya gabar dhimatay anna aan guursanayo naag la qabo Riyada: Asc wll waxaan in la ii fasiro riyadaaan waxaan ku riyooday anigoo guurinaya habaryarteey gabadheeda oo dhimatay anoo guurinayo anigana xaaskeeyga oo joogta ayaan guursanayaa gabar aan aqaano oo la qabo. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay farxad iyo khayr badan […]
Riyada qofka meydka dhaqdhaqaaqaya

Su’aasha: ASC DHAMAAN BAHDA DARUUR /SALAAN KADIB WAXAA KU RIYOIDAY ANIGOO MEEL TAGAY KADIBNA WAXAA ARKAY NIN DHINTAY OO LADUUGI RABO MARKA MARADA LAGA FEEDAY WUU NUUX NUUX SADAY INDHAHA AYUU KALA FURAY HADANE WAX DHINTAY CML AYUU NOQDAY HADANE WUU DHAQ DHAQAAQAY OO SIDI OOKALE AYUU DHAQ DHAQAAQ SAMEEYAY /MAXAA LAGU FASIRI KARAA. Jawaabta: […]
Riyada qof dhintay dahab u xiraya gabadhiisa

Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar waxa Iga dhintay abahay aan aduunka ugu jecla 24/3/2021 walal abahay marwalba salaad tukaado waan uu duceya qalbigayga Kama baxo xalay ayeeyday aanla nolahay waxay ku riyotay abo oo dahab ii xiraya iyadana wuu siyaay riyadas fasirkeda mexey tahay plz iso jawaaba. Jawaabta: Riyadan waa riyo bishaaro ah, waxay […]
