Riyada gabar naaska aan ka taabanayo iyo mas guduudan

Riyada gabar naaska aan ka taabanayo iyo mas guduudan Riyada: Waxan ku riyoday anigo gabar naaska ka taabanaya kadib ka orday ayadana iqabatay hadanah aan ka fakaday Mida kale waxan Kalo ku riyoday anigo ma’s gaduud I bursanaay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gabar qalad ka qali doonto taasna waxay keenaysaa cadaawad Waxaa laga yaabaa […]
Riyada naasaha gabadha laga jarayo

Riyada naasaha gabadha laga jarayo Riyada: Gabar aan la qabin haday riyo ku aragto iyadoo naasaha laga gooynayo naasaha oo aad u waaweyn ibtooday soo taagan tahay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad xun inay gali doonto gabadha hadday aragto iyadoo naasaha laga gooynayo, waxaa laga yaabaa inay gasho dhibaato weyn oo la xiriirta dhaqaalaha. […]
Riyo hal naas iga dhacayo waxaan ahay gabadh wali guursan

Su’aasha: Asc waxaan ahay gabadh wali anan gursan waxa ku riyoday ano hal naas kan bidixda ah iga soo dhacy aan la yabanahay aana qarqarina dadka ka qarina. Jawaabta: Riyada naaska dhacayo waxay tilmaamaysaa inaad ku fashilmi doontid waxyaalo la xiriira nolosha siiba arrimaha guurka iyo helitaanka nin aad ku qanacdo ama waxaad ku dhici […]
Waxan ku riyoday naaskayga oo soo go’ay misna gacanta ku haayo

Su’aasha: Asc waxan ahay gabar an weli la guursan waxan ku riyoday naaskayga oo soo go’ay misna gacanta ku haayo hadana an leyahy mid qurxoon aya iso baxay. Maskaxdayday wayka bixi wayse sheeq ayan arkay leh riyo hadad ku riyoto naaskaga o goay misna dhulka kudhacay fasirkeda ha radinin lkn aniga igama dhicin xabadkayga ayan […]
