Fasirka qofka kursi weyn ku fashiya oo foom buuxinaya

Fasirka qofka kursi weyn ku fashiya oo foom buuxinaya Riyada: Asc waxan kuriyooday anigoo fadhiya kursiga wayn hortaydabe miis yaal hareera miiskane kuras ayaa talay dadne fadhiyaayn . Markaan ruux baa iwaydiiyaya qalabka xafika sida kuraasta foom baane ka buuxinaynay waan faraxsana oo xil ba la igu wareeninayay waan dhamayn ii Soo fasir haday khayr […]
Riyo labo nin tuugo guriga soo galaya

Riyo labo nin tuugo guriga soo galaya Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo hurda in ay 2 tuug soo galen midna dayrka aqalka ayuu jooga midna qolki aan hurday ayuu soo. Galay waxan niyada iska idhi ala ma laptop ayuu xadaya waan qayliyay run ayaan moodayay tuug soo galay hurdadii ayaan ka soo kacay […]
Riyada magaca xamse laygu yeedhayo

Riyada magaca xamse laygu yeedhayo Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday ayadoo laygu yeedhayo magaca xamse niman baa igu yidhi xamsoow markaan eegay xagoodii ayay igu yidhaahdeen xagan soomar meel ay iyagu uleexdee deen Anna waan udhaqaaqay xagay sheegayeen iisoo fasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin muhiim ah in laguu soo bandhigi doono Waxaa laga […]
Riyada qofka asoo ku dhexjiro dad is dagaalaya

Riyada qofka asoo ku dhexjiro dad is dagaalaya Riyada: Sheikh waxan kuriyoda walipa 2 haben isku xigta kuriyooday anigoo dagaal kudhexjira yacni dad is dagaloo kujira2 hbn igu so noqotyy plz isoo fazir taaa🙏 Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato aad dhex gali doontid waxaana sabab u noqonayo dad adiga kuu dhow oo aad wax […]
Riyada nin ganacsi raadinayo

Riyada nin ganacsi raadinayo Riyada: Waxan Ku riyoday nin an hada ka hor kulanay oo ii diray Inan dukan faiido fican laha helo Inan u so raadiyo oo sadax milyan iyo bar u donayo inu Ku ibsado ila afarmalyan lacagta dalka an jogo aniga iyo asaga I wada jogna dukan magaalo dabaqyo dhaadheer iyo asagoo […]
Riyada Dagaalka muslin iyo gaalo dhex marayo

Riyada Dagaalka muslin iyo gaalo dhex marayo Riyada: Asc bahda daruur wa idin salamay wabka wan ku cusbahay waxan rabay ina riyo ifasirtan waxan ahay xaas hal cunug haysata waxan ku riyoday laba Mar riyo jihaad ku saabsan Waxan ehen rag iyo dumar badan waxana jognay bada banankeda dumarkena waxan xirnneen dhar aad u asturan […]
Riyo bomb guriga lagu xiray qayladeedana la maqlayo

Riyo bomb guriga lagu xiray qayladeedana la maqlayo Su’aasha: wll gurigeena howl baa laga wadaa oo naqshadeen io habees ah waxaan kuriyooday qolka ugu dambeeya gurigeena oo ladhahayo bomb ayaa lagu xiray ee halaga soo baxo aniga io ilmaha lee guriga kujirno bombada maqarxeeso lkn qeelideeda waa lamaqlaa hadana ani leba kawelwelayo oo dadka kala […]
