Fasiraada riyada gabar naaska laga taabanayo oo qosleyso

Fasiraada riyada gabar naaska laga taabanayo oo qosleyso Riyada: Asc waxaa ii Soo fasirtaa gabadh qurux badan oo dheer oo dhoola cadaynaysa oo ihortaagan oon ku faraxsanahahy waxaan udhiibay bashqad infaloob ah waxaan kataabtay naaska ibtiisa way qusoshay kadib xageeda dhankeeda ayaan udhaqqaay waan sootuusay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir dumar, waxaa laga yaabaa naag […]
Riyada naasaha gabadha laga jarayo

Riyada naasaha gabadha laga jarayo Riyada: Gabar aan la qabin haday riyo ku aragto iyadoo naasaha laga gooynayo naasaha oo aad u waaweyn ibtooday soo taagan tahay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad xun inay gali doonto gabadha hadday aragto iyadoo naasaha laga gooynayo, waxaa laga yaabaa inay gasho dhibaato weyn oo la xiriirta dhaqaalaha. […]
Riyada labo banooni iyo gabar cad oo ibta naaska jirkeeda ku dhegan

Riyada labo banooni iyo gabar cad oo ibta naaska jirkeeda ku dhegan Riyada: waxan Ku riyoday anigo banooni dheelaayo banooniga waxu aha Midka cad iyo Madowga ah aad ayuu u booboodaaye kadibna waxa arkay banoonigi banooni aan ahayn oo qafiif ah banooni tabaryar oo ahayn kii oo waxan leyahay aaway banooni kale kadib waxan arkay […]
