Ereyo  badan oo afka ingiriiska ka tirsan ayaa ku dhamaado maqdaca “ous” ama  “ick” taas qofka sahal ayay uga dhigaysaa inuu qabto ereyadaas.

gaar ahaan markuu isku barto oo hal meel uu isugu keeno.

Jadwalkan wuxuu kuusoo jamcinayaa ereyo ka mid ah kuwa maqdaca “ous”

 

Many words in the English language end in the suffix “ous” or “ick” which makes it easy for a person to remember these words.

Especially when you learn them and put them together in one place.

This table will help you to conjugate some of the words that end in “ous”

Ereyo English ku dhamaado OUS ama ICK
Ereyo English ku dhamaado OUS ama ICK
ENGLISHSOMALIARABIC
Famouscaanمشهور
Variouskaladuwanمتنوع
Seriousdhabجاد
Obviouscadواضح
Nervousdhirifsanعصبي
Anxiouswalwalsanقلق
CuriousFuduuliفضولي
Furiousguhaadsanغاضب بشدة
Viciousfoolxunوحشي
Jealousmasayrsanغيور
Hideousqaabdaranبشع
Copiousvadanغزير
Enviousxaasidحسود
Previoushoreسابق
Numerousfarabadanعديد
Enormousweynضخم
Generousdheeqsiكريم

 

Halkan waxaad ka helaysaa ereyada ku dhamaado “ick” qeyb ka mid ah:

ENGLISHSOMALIARABIC
lickleefayaيلعق
tickshllinقرادة
kickharaantinayaيركل
pickqaadayaيلتقط
clickgujinayaينقر
wickliifadفتيلة
trickkhiyaanoخدعة
stickulعصا
sickjirranمريض
thickdhumuc lehسميك
quickdegdegسريع
nickjeexayaيشق

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa

Leave a Reply